Xuska 18-May-2015 Ee Holland Utrecht
Holland (TNN):-Xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu xuseyey
la soo noqoshadii xoriyadeeda Somaliland
Ayaa lagu qabtay magaalada Utrecht ee wadanka Holland. Xaflad aasi oo
ay ka soo qabanqaabiyeen
2da urur ee Nomad iyo Sooh, oo si wada jir ah u soo diyaariyey ayaa
ahayd mid u dhacday si aad u
Qurux badan oo dadkii ka soo qayb galay aad u raali gelisay, waxaa
kale oo goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Ururka Midnimo Somaliland, oo
balan qaaday inuu sannadka da mbe qaybtiisa ka qaadan doono.Waxaa
halkaasi lagu akhriyey khudbado Ku saabsanaa da gaalkii qadhaadhaa ee
loo soo galay dib ula soo noqosahdii xoriyda, gabyo, iyo ciyaalaha
hidaha iyo dhanka.
Waxaa madasha ruxay fanaaniinta kala ah Canab Marwo, Yuusuf Dheer ,Adan
gaab iyo Xa askiisa Faaisa.
Timacade News Desk
Rotterdam,Holland.
|