Xukuumadda oo Tallaabo
ka Qaadin Mudah araa dayaashii Boorama Calanka
Soomaaliya kula Soo Baxay

Burco (Longlivesomaliland
News)-Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda ka soo saarin wax warra,
talaabana ka ka qaadin mudaharaadayaashii Ax adii doraad ku
jeex jeexay calanka Somaliland, isla markaana la soo baxay oo
lulayey calankii buluuga ahaa ee Soomaaliya
oo ay kula soo wareegeen jid adka magaalada
Boorama.
Ciidanka booliska ee magaalada Boorama
ayaa awoodi kariwaayey inay wax ka qabtaan mudaharaadayaashaas
lulayey calanka soomaaliya oo ku dhaw
aaqayey erayo ka dhan ah jirintaanka Somaliland. Sidoo kale
lama oga waxa xukuumaddu ka damacsan tahay arrintan oo muujinaysa
falalka ka dhanka ah jiritaanka iyo qaranimada Somaliland.
Masuuliyiinta Maamulka gobolkaasia ayaa iyaguna ka aamusay wax ka
qab ashada falkaas ka dhanka ah madaxbannaanida Somaliland ee ay ku
kaceen mudaharaadayaashii reer Boorama.
Maaha markii u horreysay ee magaalada Boorama
laga sameeyo mudahar aadyo lagu muujinayo ficilo ka dhan
Somaliland, iyadoo la ogsoon yahay ka uu ka soo jeedo Madaxweynaha
Somaliland ee talada dalka haya Md. Daahir
Rayaale Kaahin.
Source:
TogdheerNews
|