December 13, 2015 

Ujeedo. Xil Ka tegid


Ku Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdirahman Maxamed Cabdullahi
Ku Gudiga Fulinta Xisbiga Waddani ee heer qaran
Ku Dhamaan Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani
Ku Wargeysyada Maxaliga ah ee Somaliland

 

Gudoomiye Waxaan kula socodsiinayaa in aan iska casilay xilkii Xoghaya Siyaasada Xisbiga Waddani, Xubinimadii golaha dhexe iyo fulintaba, aniga oo aan jeclayn in aan dhaawaco himiladaada iyo hadafkaaga siyaasadeed waxaan kula socodsiinayaa in aa d u magcaabato xubin kuu buuxisa xilka Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Waddani , Wax aan kaaga mahad celinayaa wadashaqeyntii mudadii koobnayd , waxaan kaloo u mah ad celinayaa dhamaan walaalihii iyo asxaabtii aanu is baranay mudadii aan ka tirsana a xisbiga waddani, waan ogahay in badan oo idinka mid ahi aa dhibsanaysaan xil ka t egidan, laakiin waxa timi daruuf keentay in aan xilkan baneeyo. Runtii waa go,aan aa d u adag laakiin waxay xal u noqonaysaa arin mudo taagnaa oo dhinacna u dhici waa yey. Waxaan Waddani iyo asxaabtaba u rajeynayaa guul . Waxaan kaloo sii wadan d oonaa shaqadeydii in aan qaranka reer Somaliland usii shaqeeyo inta suxulkaygu ciid ka sareeyo.



Xoghayihii Hore ee Xisbiga Waddani

Mudane Maxamuud Raage Ibrahim