Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UDUB iyo UCID oo ka digay Diiwaa nge li
nta la laalay iyo Ururada Siyaasaddu inay Somaliland ka dhigaan Be
elo Dalkooda ku soo hogaamiya Dawladdo shisheeye sida Sh shariif iyo
Raysal Wasaarihiisa
Waxa soo muuqda nin madow oo maali dhaweyd la sheegayay inuu Dalka
Imanayo inay lacagtiisii ina soo gashay waayo waxaad arkaysaa
Xukuumadda oo xaflado ugu qabanaysa Goboladda
Waxaan ka digaynaa in inta beelo beelo look ala fadhiisto in ay qaar
UN-ta inoo soo dalbadaan
Hargeysa(TNN) Cali Maxamed Warancade iyo ku-simaha Af-hayeenka
Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo maa nta kulan kula yeeshay xarunta
Komishanka Doorashooyinka xubno ka mid ah Guddida Doorashooyinka
Qaran ka ayaa sheegay inay kala hadleen sababta loo laalay
Diiwaangelintii Doorashada Golaha Deegaanka lagu geli lahaa iyo
halka ay ku danbaysay Dacwadii ay ka gudbiyeen Xildhibanaada
Wakiiladda ee ku biiray Ururadda Siy aasadda
Cali Warancade oo ugu horeyn ka hadlay waxa ay kala kulmeen ayaa
sheegay in Komishanku ay u cadeeyeen in aanay garanayn meel ay
arrintaasi ka timid waxaanu yidhi “ waxay hayad haddii Diiwaangelin
la’aan lagu ga layo in si weyn looga wada tashado, waxaanu aragnaa
masuuliyad daro inay tahay arrintaasi: ayuu yidhi
Waxaanu raaciyay “ waxaan aragnaa in Ururada cusubi sida ay u
socdaan tahay si khatar gelin karta dalka. Nidaamintooda iyo
habayntoodu ay dhib badan keeni karto, waxaan warbaahinta ka
maqlaynay iyadoo la leey ahay Olole ma samayn karaan, xalayna
waxaynu arkaynay qaar durbaano garaacayay markaa wer werka jiraa
waxa weeyi Komishanka imika xukumi kari waayay afarta Urur awoodoodu
maxay noqonaysaa”
“sidaad la socotaan Somaliya waxa ka taagan Maamuladda jira waxay
wadaan inuu ninba dawlad u soo adeegs ado dalkiisa oo uu yidhaahdo
qabaa’ilka kale ila muquuniya, waxaad ogtihiin Raysal wasaarihii iyo
madaxweyni hii koonfureed inay laba dawladood kala wataan oo uu nin
waliba reerkoodii uu u soo kireeyay Dawlad. Markii taa inaga la
inaga waayay waxa la doonayaa in la inoo furo Ururo qabaa’il ah,
dabadeedna urur waliba Un-ka uu ka dalbado wax la yidhaahdo na soo
gaadha “Ayuuto”.
Waxa jira Niman Dawladda u shaqeeya oo qaata Kun Dollar oo gobolada
xafladdo ku qabanaya oo aad yaabays o durbaanada iyo gaadiidka ay
wataan, waxaan ka shakisanahay inuu ina soo galay oday Afrikaan ah
oo bery ahan la sheeg sheegayay lacagtiisu oo raga qaarkii laga maal
gelinayo si loo abuuro Ururo farabadan oo qaba
a’il ka soo jeeda oo maanat aynu ognahay khal khal ka ay
samayn karaan. Waxaan idin leeyahay haddii aad ka shakidaan
sadexdiinii hore ku tuun tuunsada si aanay Ururada qabiilooyinku
haddii laga adkaado aanay Ayuuto iyo qaramada midoobay inoo dalbato
oo ay ina soo galaan ciidamo Afrikaan ah oo yaacayaa” ayuu yidhi
Dhinaca kalenma Af-hayeenka Xisbiga UCID ayaa sheegay in Komishanku
ku wargeliyeen Dacwadii ay ka soo gudbiyeen Xildhibaanada Golaha
Wakiiladda inay u gudbiyeen Maxkamadda halkaasna kala soo
macaamilaan.
Ugu danbayntii warancade waxa la weydiiyay miyaydaan arrintaas
idinku soo jeedi in la laalo? Waxaanu ku jaw a abay anagau waxaanu
nidhi hala saxo
Mar la weydiiyay cida Laashay Diiwaangelinta waxa uu sheegay
Komishanku inay yidhaahdeen ma garanayno
Mar la weydiiyay Doorashadii madaxtooyadda in lagu galay Diiwaan
gelin qaldan sababta tan loo laalayna ay tahay qaladakii waxa uu
yidhi Diiwaangelinta cida Doorashadii hore tidhi 95% waa sax
Komishankanay ahaayeen imikana iyagaa leh way qaldan tahay markaa ma
imikay waalan yihii mise markii hore.
Mar la weydiiyay Xisbi ahaan inay aragtidan ku kala fikir duwan
yihiin Xisbi ahaana waxa uu kaga jawaabay Kulmiyaa kala daadsan ee
anagu aragti ayaan ka qabnaa arrintan
Source:Waaheen
|