WAR-SAXAAFADEED

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda
Iyo Daryeelk a UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة
Ref/UCID/028/2014 Date: 02/08/2014
UJEEDO: XIL-MAGACAABIS GUDDIDA XISBIGA UCID EE WADANKA CANADA IYO
XUBNO KA TIRSAN QAARADDA YURUB
Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen
muddadii ay Xisbiga ku soo jireen, lana tashanay Xubnaha Xisbiga ee
Wadanka CANADA, waxaanu ku faraxsanahay in aanu Magacawno Guddida
Xisbiga Wadanka CANADA, Magaalooyinka Toronta, Alberta iyo Edminton,
mar dambe ayaanu soo magacaabi doonaa Magaalada Ottowa iyo
Magaalooyinka Maraykanka iyo Xilalka Heerka Qaaradda Waqooyiga
Ameerika .
Guddida Xisbiga ee Heer Wadan (CANADA)
1. Axmed Cali Ibraahim (Sabayse) - Gudoomiyaha Wadanka CANADA
2. Cumar Mahdi Xuseen -Gudoomiye Ku Xigeenka Wadanka CANADA
3. Axmed Saleebaan - Maaliyada ee Wadanka CANADA
4. Jawaahir Ismaaciil (Caana-nuug) -Gudoomiyaha G/Haweenka ee CANADA
5. Farax Faarax - Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee G/HaweenkaCANADA
6. Safiya Maxamed Qalinle- Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee G/Haweenka
CANADA
7. Cabdifataax Cabdillaahi Jire - Gudoomiyaha G/Dhalinyarada ee
CANADA.
Guddida Xisbiga ee Magaalada TORONTO
1.Shucayb Cabdillaahi Xuseen – Gudoomiyaha TORONTO
2.Xasan Maxamed Talaabeeye -Gudoomiye Ku Xigeenka Toronto
3.Cabdikariim Muuse Meygaag –Xoghayaha Toronto.
Guddida Xisbiga ee Magaalada Alberta
1.Maxamed Xasan Bardaax - Gudoomiyaha Alberta
2.Kamaal Cali Jire - Gudoomiye Ku Xigeenka Alberta
3.Maxamuud Axmed Qori - Afhayeenka Alberta
4.Khadra Cali Oomaar - Khasnajiga Alberta .
Guddida Xisbiga ee Magaalada Edminton
1. Maxamed Maxamuud Siciid - Gudoomiyaha Edminton
2. Cabdixakiim Geedle -Gudoomiye Ku Xigeenka Edminton
3. Muuse Yaasiin Xoghayaha - Edminton
4. Axmed Maxamed Xasan - Wacyigelinta Edminton
5. Maxamed Cabdi Gaafani - Gudoomiyha Dhalinyaradda ee Edminton
6. Cabdirisaaq Cali Jaamac Abyan - Gudoomiye Ku Xigeenka
Dhalinyarada Edminton.
Xubnaha Qaaradda yurub
1.Nuura Ciise Cismaan - Xoghayaha G/Haweenka ee Qaaradda Yurub
2. Nasra Xaaji Cabdiraxmaan - Gudoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigalinta
ee Dalka Sweden.
Wabillaahi Tawfiiq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe________
|