Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland waxay heshay Hogaan waayo arag
ah

Sida aynu lawada socono waxay ahayd markii hogaanka cusub ee xisbiga
Kulmiye Finland lagu doortay shirweyne su aad ah loosoo agaasimay oo
kadhacay mid kamid ah Hoteelada ugu caansan wadanka Finland
(president Hotel)
Shirweynahaas oo ay kasoo qaybgaleen badi taageerayaasha Xisbiga
Kulmiye laantiisa Fin land oo iskaga kala yimid gobolada kala duwan
ee wadanka Finland isla markan kor udhaafa y boqolaal qof Sida
shaashadaha aynu ka aragnay
Haddaba waxa caado inaga noqotay in qofkasta oo xil laga qaado ama
wakhtigiisu dhamaa daaba uusii jeclaysto inuu iskasii fadhiyo kana
shaqeeyo dibindaabyo waxa layaable in koo xyar oo qabyaaladi
madaxmartay oo ay isku jufo hoose yihiin Gudoomiyihii hore ee
wakhti giisu dhamaaday bishii june 2015 ay soo abuubuleen shir ay
qolmadaw kuqabsadeen iyag oo sheeganaya inay yihiin gudoonkii xisbiga
laanta Finland ay kasoo muuqdeen shaashada ha waxa ugu daran oo qof
wal oo arkayba layaabay in koox iskuwada qabiil ahi soo fadhiist een
miiska iyagoo sheeganaya magac xisibi
Kooxdan oo kolba isticmaala magacyo been abuur ah ayaa maalin walba
warbaahinta lasoo taagan maqaalo sharafta ka aradan oo ay
kucaayayaan mmasuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Finland loo doortay
Ugu dambayn waxaanu leenahay xisbiga Kulmiye ee Finland wuxuu helay
Hogaan uu wakhti badan tabayay oo uu hogaaminayo siyaasi khibrad le
ahi waxaana hubaal ah in laantu no qon doonto laamaha ugu horeeya ee
debadaha xisbigu kuleeyahay
Haddaba haddii Kooxdaasi kawaantoobi waayaan waxanu soosaari doonaa
waxay yihiin iyo waxay sheeganayaan iyo cidda kadambaysa ee daaha
dabadiisa kahagaysaba
Allaa Mahad leh
Faysal Rooble
Finland
|