xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice And Welfare Party
حزب العداله والرأفه
___________________________

Date, August 10, 2009


Ku: koosaar Caydiid Cabdi
Ku: Gudoomiyha laanta UK ee Xisbiga UCID
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID
Og: Guddida Fulinta ee laanata UK


Ujeedoddo Magacaabid Xil

Waxaa lala socodsiinayaa Dhamaan Guddida Fulinta iyo G/Dhexe ee xisbiga UCID in Maanta oo ay Taariikhdu tahay 10/08/209 Md Kooaar Caydiid Cabdi loo magacabay in uu noqdo Gudoomiiye ku xigeenka l-aad ee Xisbiga UCID ee laanta UK.


Sidaa darateed waxaa la farayaa dhamaan cidda iyo khuseyso hawshaas iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga ee dalka UK in ay la shaqeeyaan Md koosaar caydiid Cabdi oo ay u fududeeyaan hawshiisa.



Alla Mahad Leh




Md Aadan Maxamed Mire Waqaf
Ku Simaha Guddoomiyha Xisbiga Ahna
Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID

Yasmin Raygal
Xoghaynta Xisbiga UCID
Mobile 252-2-4427304
Tel Xafiiska Xarunta Dhexe
252-2-524326
Hargeysa - Somaliland