WAR-SAXAAFADEED


 

 


22/08/2012



Uj: Xil-Magacaabis



Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaa bo Xoghayayaasha Xisbiga UCID, Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo wax-qabadka ay leeyihiin waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/08/2012 u magacaabay Xoghayayaasha Xisbiga UCID Masuuliyiintan hoos ku qoran:

1. Foosi Xaaji Yuusuf Warsame

Xoghayaha Waxbarashada ee Xisbiga UCID

2. Dr Anwar Maxamed Cige

Xoghayaha Caafimaadka ee Xisbiga UCID

3. Faadumo Siciid Ibraahim

Xoghayaha Maaliyada ee Xisbiga UCID

4. Hodan Suldaan Rashiid Suldaan C/laahi

Xoghayaha Xidhiidhka Ururada Bulshada, Samafalka iyo kuwa Dawliga ah ee Xisbiga UCID

5. Axmed Xaashi Cabdi

Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga UCID ex Wasiir ku xigeenkii hore ee Qorshaynta

6. Prof, Siciid Caamir

Xoghayaha Caddaalada iyo Arimaha Sharciga ee Xisbiga UCID

7. Abuubakar Maxamed Ismaaciil

Xoghayaha Siyaasada iyo Hirgelinta Barnaamijyada ee Xisbiga UCID

8. Xuseen Wadaad yare

Xoghayaha Xidhiidhiyaha Laamaha Dibada ee Xisbiga UCID

9. Yaasiin Cumar Cabdi

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi-gelinta ee Xisbiga UCID.

Isla markaana waxaa la faray masuuliyiintaas in hawshooda sida ugu dhakhsaha badan ay u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadkaa loo igmaday.

Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha loo dhiibay.
 

 

 


ALLA MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng Faysal Cali Waraabe

Saxeex: ----------------------