Xildhibaanadaasi waxay
mudo yihiin in xilka laga xayuubiyo
Ila maanta ila shalay waxa an
shabakado intooda badan ka eegaya qora alo iyo warbixino
ku saabsan xildhibaanadaasi sida sharci darada ah ugu baqoolay
shirkaasi soomaliweyn loogu talo galay in ay ka faa'iideystan
barnaamjkaasi caafimaad ee ey UNDPdu soo diyaarisay .
Mudo laga joogo afar bilood ayaa wasaaradda arimaha diba ee dalka
mar eykanku marti qaad u fidisay wasiirka arimaha dibad ee
soomaliland iyo wasiirka arimaha dibada DF,iyo madaxweynaha maamul
goboleeda Puntla nd, martidqaadkaasi runtii soomaliland muwqif
adag bey iska taagay kaa so u wasiirka arimaha dibada JSL
mudane Cabdillahi M Ducale uu si cad oo an gabasho laheyn u jawaabay
wasaarada arimaha dibada ee mareykan una sheegay inaanu horfadhisan
karin labadaasi maamul ee konfurta soo maliya ka jira, shalay
o aynu martiqaad noocaasi ah ku gacan seydhan da wladii
aduunka u miisanka iyo awooda weyne waa maxay sababta keent ay
inaynu mas'uul hoos o UNDPda shaqaale u ah aynu ka aqbalno
casuum ad iyo barnaamji lagu horfadhiisanayo soomaliweyn.
Haddaba waxa mudan in la isweydiiya waa maxay sababta keentay in
xild hibaanada laga soo urursado suuqa dhexdiisa taaaso ay
golayaashu leey ihiin xarumo iyo madax ka mas'uul ah wixi
arimo ah ee kolba ku soo kordha labada gole ee qaranka,Islamarkan la
yidhaahdo waxad ka qeyb galiysan barnaamji yar oo caafimaadka ku
saabsan, barnaamjikani wuxu ku saley san yahay ama ku
suntanyahay xildhibaanada soomaliweyne oo la doona yao in ay
soo saaran siyaasad caafimaadka ee DF, UNDP duna waxey aami
nsan tahay in soomaliland ka mid tahay saddexdaasi gobol ee
baranaamj kanloogu talo galay-.
Haddaba UNDP waa maxay sababta u diiday in barnaamjka siyaasada
caa fimaadkan ku saabsan AIDs/Hiv ka fuliso magaalooyinkan
soomaliland looguna qabto dalka gudihiis tabarkan yar ee afarta
cisho soconaya.
Sidaan runtii aaminsanahay waa he'yadda marwalba soomaliland
dhabar jabin iyo hagardaamo badan ku heysa UNDPdu, waxa tarkeedu
wuxu noqo naya HOO YOO KU GO' taasina maaha mid aynu ka aqbali
doono mustaqbal k a,, waa hay'adda kaliya ee midnimada
soomaliweyn loo xilsaaray in ay soo celiso, waxa runtii markhaati ma
doonta ah in ey kharasheyo badan ku bixiso ha'yadaasi sidii madaxda
soomaliya iyo soomaliland meel la isugu keeni lahaa, maanta waxa
hubaal ah in ay barnaamjkii ay mudada badan
raadinaysay ama u jeelqabtay u si yar oo fudud ugu hirgalay maadaama
ay labadii gole ee qaranka JSL iyo dawlad ku sheegii sh. shariif iyo
maamul goboladkii puntland meel an soomaliland aheyn ku kulan siiyso
waa guul u soo hoyatey cadawga soomaliland meel kaste oo u joogo ba-
Runtiina waa guul u soo hoyatay maamulka jabuuti o arimahaasi aad
ugu faradhuudhuuban islamarkan dhaqaale badana kaga hela
international committiga caalamka, waa xeeladaha ay ku xoogsadan
siyaasiyinta reer jabuuti islamarkan waa hawlaha runtii reer jabuuti
ku caano maaleen in ay marba laba kooxood o soomali ah meel iskugu
keenan o ay caalamka tusan in ay yihiin dawlada kaliya ee soo celin
karta midnimadii soomaliye waxey nu aad ula socon o aynu
ognahay iney dawlada jabuuti in badan ka faa'i ideysatay
dhibaatada soomaliya iyo soomalilandba heysta, maantase wa xay
dhacdadani u noqoneysa mid ay Kredit intii ka badan ay ka hesho
bulshada caalamka..
Waxa kaloo jira oo ay heyaddani quudisa ama mushahaaro siisa
madax badan osoomaliland diida ah islamarkan dhalasho ahan ka soo
jeeda soom aliland, waxad aragtan sida yar ee fudud ee lao
shukansan karayo madax dii qaranka ee labada gole.
Waxa ad aakhristow bal dib u yar celisa cajalad oo ad dhageysta
warey sigii Omar Abdirashiid ee aha marka ay doorashado dhamaato
soomaliland eynu rajeynaynaa inuu wada hadalado noo furman
soomaliland, haddaba miyan la odhan karin, barnaamjkani qeyb buu
runtii ka yahay o waa sawir loogu sii gogol xaadhayo wada
hadaladaasi u ku baaqy ra'iisul wasaaraha DF Omar Sharmaarke, waa
sawri siyaasadeed oo caalamka laga iibinayo laguna dhiiri galinayo
in midnimada soomaliya ay sahlan tahay sida loo soo
celinaya, maadaama ay kulmeen sadexdii maamul ee soomaliya ugu tunka
iyo awoodba weyna, runtii arin sahlan maha ee waa GUUL siyaasadeed o
ay UNDP iyo dawlada Jabuutidba gaadheen..
Waxan haddaba ku soo gabagabinayaa qoraalkeygan o an bulshad
soom alilan u sheegaya inuu go'aankaasi ay ku talabsadeen kooxdaasi
xildhiba anada ahi yahay mid xaaran ah o qarannimada soomaliland
lagu mijo xaa binayo, talabadaasina waxay tahay khiyaamo
qaran o ay dalka iyo dadk aba ka galeen o u baahan in maxkamad
la saaro dhamaantood.
Waxe beri toole inagu soo noqon doona iyagoo balanqaadyo badan
xam baarsan islamarkaan AFKU KA SOO WEYNAADAY oo noqon doona
adee gayaal u shaqeya UNDP iyo DF sitoosa iyo si dadbanba, haddii an
laga ho rtagin o an xabsiga lagu hubsan.
Waxan aad u bogaadinaya dhamaan xildhibaanada gudida joogtadaha ee
dareenkooda ku soo bandhigay saxaafada,iyo warbaahinta, waxan
leeya hay mudaneyaa raggaasi jabuuti tagay waxay badhtamaha u
fadhiyan sharcigaasi ad sheegteen, waxay mudan yihiin in xilka laga
qaado o loo yeedho xildhibaanadii keydka ahaa, kuwaasana xilkood
lagu wareejiyo iya ga xaq u leh in lagu badlo tobankaasi
xubnood
somaliland
guul
guul
Omar Daarood Xassan
Norway
|