Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmeda Gabiley Oo Gud oo miyohooga Ka Tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Sodogii Oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa





Inaa Ilaahi Waa Inaa Ilaahu Raajucuun


Dhamaan Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Gabilay, Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degm ada Gabilay Iyo Dhamaan Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Waxay Tacsi Tiiranyo Leh Udirayaan Gudoo miyaha Golaha Deganka Ee Degmeda Gabilay Shucayb Maxamed Muuse Iyaga Oo Ka Tacsiyadayna ya Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Sodogii (Marxuum Sh.C/Laahi Suufi Jibriir Cali) Oo Ku Geeri yooday Llaguna Aasay Magaalada Hargaysa Shalay Sabtidii 09/02/2013.




Waxaanay Ilaahay Uga Baryayaan Marxuumka Inuu Janadiisa Ka Waraabiyo, Samir Iyo Iimana Sadiiqana Ka Siiyo Maayarka, Ehelada , Qaarabaha, Asxaabtiisa Iyo Dhamaan Shacbiga Reer Gabilay Ee Uu Ka Baxay Marxuunku .

 

 



Aamiin……… Aamiin………….. Aamii…………….