xasan ciise jaamac mujaahid kanadiifa boogo siyaasadeed
oo mucaarid iyo muxaafidba u ah xaqsoor dhaba
Waxaan marka hore
idunku salaamayaa salaanta islaamka asalaamu caleykum
waraxmarulaahi wab araakaatu mahad oo dhan waxey
usugnaatey alaha khalqiga uu mey ee ay nu adoomihiisa
nahay m ahad kale waxaa iska leh kuwa ilaahey
garansiiyey wanaaga ee xumaha kadheeraadey ku na bedesh
ey wada noolaanshaha iyo is fahanka xasan ciise jaamac
wuxuu ahaa ragii aas aasey ururkii somali national
movement snm xasan ciise jaamac wuxuu ahaa halyeygii
shiday shamacii iftiimiyey xaqa iyo baadilka wuxuu ahaa
mujaahidku shaqsigii ugu horeeyey ee shaqadiisa kuwaaya
aas aas kii ururka xaq u dirirka ee dhaq dhaqaaqa
wadaniga soomaaliyeed ee snm oo la aas aasey sanadii 06-
abril 19 81 kii xasan ciise wuxuu wax walba kadoor bidey
kelmada xaqa ah ee uu rasuulku sheegay oo ah mar kaad
naftii hure tahay waa inaad boqor daalin ah oo dadka
dhiba aad hortiisa kasheegtid kelmada xa qa ah in tii
aan snm lagu dhawaaqin wuxuu mujaahidku ku jirey urur ka
horeeyey oo la odhan jirey so mali welfare
organization oo ahaa urur lagu sameeyey ingiriiska oo
kasoo horjeedey rajiimkii digtetar ka ahaa oo waxey had
iyo goor magaalada london ku sameeyn jireen mudaharaadyo
joogto ah maal maha sabtida iyo axada oo carigaasi fasax
laga ahaa waxeyna ku hor mudaharaadi jireen safaaradii
soomaliya horteeda iyagoo dhowraaya anshaxa iyo asluubta
mudaharaad ee uu ogolyahey shrciga udegsen wadanka
ingiriiska safiirkii wakhtigaa joogey waxaa kamid ahaa
Amed mahamed aadan qey be markii ladhuuxey macnaha iyo
ujeedooyinka uu huwanyahey mudaharaadku oo ay indhaha
caalam ka ay tuseen falakii arxandarada ahaa ee uu ku
dhaqmijirey daaquudkii dhiigya cabka ahaa maxamed siyaa
d bare ee uu kaseexan waayey duufaanada siyaasadeed ee
uu mujaahidku kaga kiciyey dibeda ha ayuu wakh tigaas
ayuu mahamed siyaad bare isku deyey in lajoojiyo hadii
lajooji waayana in aan labaahin waraka kasoo baxa laanta
afka soomaaliga ee BBC da wararkaasi oo lagu baahin
jirey muda haraadyada kadhacaaya magaalada london
kadibna waxey soojiiteen indhaha dunida caalamka khaa
saten dadkii degenaa wadamada carabta markey ubogeen
indheer garadkii iyo aqoonyahankii reer waqooyigu waxey
go aansadeen in ey isugu yimaadaan cariga ingiriiska
magaalada london waxeyna ku qabsadeen shir lagaga wada
arinsanaayo dhibka iyo isir naceybka uu kula kacay
rajiimkii waagaa katalin jirey soomaaliya dadyowga
masaakiinta ah ee maseerkoodii markii uu ingiriisku
siiyey iney ah aadaan dowlad ay 33 dowladood oocaalamka
kamidi aqoonsadeen intey la carareen iyagoo wax shur uud
ah ku xidhin geeyey koonfir balse loo gu abaal gudey in
laxasuuqo oo aan midh lagareebin dabad eed shirkii
london waxaa kasopobaxay oo laysku afgartey in lasameeyo
dhaqdhaqaaq hubeysan oo lagaga xoreeyo dhib ka ay
xasuuqa iyo dhibka loogeysanaayo dadka kasoo jeeda
waqooyiga soom aliya waxaana lasameeyey somali national
movement snm waxaana shirka lagu qabtey guri uu lahaa
cabdiraxmaan cabdilqaadir faarax shirkii labaadna waxaa
lagu qabtey hool lasoo kireeyey oo u dhow daarta bush
house ee BBC da kadib mujaahid xasan ciise jaamac markii
la ogaadey dhaqdhaqaaqiisa xonimo udirir ayaa laga eryay
shaqadii wariye nimo ee uu ka hayey BBC maadaama uu
xasan ciise uu ahaa wariye waxaa laga dhigey shirkii
lagu qabtey hoolkii lagu aas aasey snm in uu noqdo
shirgudoo nka shirka kadib markii ay snm ay lagashey
kalidii taliye maxamed siyaad bare oo xaqdaro dadka ku
leynaayey waxaa ka guuleyste ururkii dhaqdhaqaaqa
wadaniga soomaaliyeed ee snm dhamaana wa dankii laga
xoreeyey wuxuu xasan ciise noqdey madaxweyne kuxigeynkii
ugu horeeyey ee soomalila nd mar laweydiiyey mujaahid
xasan ciise isagoo ah madaxweyne kuxigeyn oo lu geynaaya
ayaa su aal laweydiiyey oo lagu yidhi mujaahid maxaad
sida wasiiradaada gaadhi laankuruusal ah u kaxeysan
weydey wuxuu ugu jawaabey anigu london oo aad ogtahey
intey isku kalajiro ayaan gaadhi ukaxey san waayey oo
aan ku wareegijirey baaskiilad miyaan hargeysa oo hadaan
yara lugeeyo aan kol kii ba gaadhaayo miyigeeda miyaan
gaadhi uraacilahaa ilaahey hadaayee mujaahidku wuxuu
yahey ra ga faro kutiriska ee maanta gayigeena jooga
markaa waa in aynu kafaa iideysanaa oo ay nu ugu rid naa
cododkeena si aynu uga baxno musuqmaasuqa baahsan ee dad
iyo duunyaba inabaabi iyey mu jaahidku waa codkar
dublumaasiyadiisa aan cidina gaadheyn waxaan maqaalkeyga
kusoo af meeray aa xasan ciise jaamac mujaahid kanadiifa
boogo siyaasadeed oo mucaarid iyo muxaafidba u ah xaqs
oor dhaba wadaniga dhabta ah alow daa.
wabilaahi towfiiq soomaaliland gool iyo gobanimo
By Said Mohamed Hirsi Carwo
Omaha Nebraska Creighton University |
|