Xafladii sanadguuradii 20th ee gooni isu taaga JSL oo ka dhici doonta magaalo madaxda dalka Norway - Oslo
 



Waxa dhawaan fooda inagu soo heysa sanadguuradii labatanaad ee ka soo wareygtey gooni isu ta aga somaliland, waxa hadba la ogeysiinayaa dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada Oslo iyo haree raheeeda ee JSL in ay ka soo qeyb galan dabaaldaga maalintaasi qiimah weyne inoo leh ee ah sanad guuradii 20th ee somaliland, sidii caadad inoo ahaan jirtey sanadguuro kaste ineynu qabsano xaflado loogu dabaadagayo maalintiisi gooni isu taaga JSL.

Waxa haddaba la ogeysiinayaa dhamaan somalilanderska daganka Oslo ku dhaqan in ay ka soo qeyb galan cayaaro loogu talo galay maalintaasi oo ka dhici d doona maalintaasi.

EIGHTEEN MAY koob loogu magacdarey



MAY CUP 2011
Somaliland 20th Unnviersary

Goobtu : TØYEN KUNSTGRES
Saacadu : Kl. 10
Maalintu : Lùrdag 14 May 2011

Waxa inoo balan ah MAALINTAASI, GOOBTAASI IYO WAQTIGAASI



Waad Mahadsantihiin

Wixi intaasi ka badan waxad kala soo xidhiidhi doonta tel.nrkiisu yahay 45268891