Xaflad ciida Ururka Hooyadu waa lama
huraan (NOMAND)

 

 



Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynah Soomaaliyeed ee ku nool wadanka HOLLAN D, in 20-11-2010 ay dhigi doonaa ururka NOMAND Garabka HOOYINku Xaflad ku beegan  mu naasada ciida.


Waxaa halkaasi lagu soo bidhigi doonaa ciyaaro aad kuu xiisa gelin doona. Waxaa kale oo h alkaasi habeenkaasi wacdro ka muujin doona FANAANKA da'da yar ee codkiisa laga daba
dhacay MUkHTAAR CABDI OBSIIYE (MUKHTAAR ODEY), iyo fanaaniin kale.



Ha moogaan habeenkaas.

 

 


 

Halgan Maxamed Yuusuf Buux