
Xaflad balaadhan
oo ka dhacaysa magaalada Birmingham, maalinta sabtida 07.03.2009
Magaalada Birmingham waxa booqasho ku imanaaya maalinta sabtida
07.03.2009, wafti balaadhan, oo ka socda xisbiga UCID
1. Gudoomiyaha golaha wakiilada JSL , Md Cabdirahman Maxamed
Cabdillahi.
2. Gudoomiyaha xisbiga Ucid , Md Faysal Ali Waraabe.
3. Gudoomiye ku xigeenka 1aad, Md Adan Mire Waqaf.
4. Gudoomiye ku xigeen 2aad, Md Ahmed Fagfagaash
5. Musharaxa maxadwayne-ku-xigeenka UCID,
Dr Maxamed Rashid Sheikh xasan
Xalfladan oo si wayn loo sooo abaabulay, waxa lagu qabanayaa, Hoteel
ku yaala centre-ka, waxaana bilaabmaysaa markay saacadu tahay 03.00
pm(galabnimo). ciwaankuna hoteelka lagu qabanaayo waa kan hioos ku
qoran;
HILLTOP RESTAURANT
508 MOSELEY ROAD
BIRMINGHAM B12 9AH
Waxii faahfaahin kala soo xidhiidh;
Abdilqadir maacalesh (075380754810)
Ahmed Mirre (07984140957)
Wacay, wakiilka UCID ee Birmingham (
0798494050)
WAAD MAHADSAN-TIHIIN
|