WASIIRO SOMALILAND AH OO XAMAR TEGAYA
Waxaan leenahay madaxwayne si war fiicani kaaga hadho tariikhdana baal fiican laguugu qo ro u dhaqan sidii madaxdii kaa horaysay oo ku kalsoonow oo aamin dadkii ku doortay iyo dalka aga Somaliland.Waxa aad ugu magacdartay gudida taakulaynta abaaraha somaliya waa dhuu masho dhabarku muuqdo, waa ta qudha ee aad is leedahay wasiirada xukuumadaadu xamar h a ku tegaan si ay ula kulmaan shirifka. Imisaa wadaad iyo culimo jooga
loo dhiibi karo sadaqada la siinaayo Somali konfureed. Waxaa n
hadalkayga ku soo koobayaa ka jooji wasiiraada xamar tegaya oo
shacabka u dir haddii ari nta taakulaynta masaakiinta abaaruhu ku
habsadeen tahay.haddii kale waxaad ummada u ca daysaa waxaa kalifay
in wasiiro loo diro xamar, madaxwayne waxaan kaa sugaynaa jawaab
waafi ah oo degdeg ah.
|