WAXBARASHADU MUHIIM AYEY U
TAHAY HORUMARKA BULSHADA REER SOMALILAND

Waxa
hubaal ah waxbarashada maanta waxay u socotaa si xawli ah oo ay aad
u korayso horu-socodka heerarka Waxbarasho, markaynu barbar
dhigno waayadii hore ee wa xbarashada Somaliland. Waxbarshadu
waa hubka horum arinaka :umada horumarkeed iyo dib u dhaceed
waxey ku xidhantahay heerka aqooneed ee umaadeed.
Waxbarashada waa hagaha qofka isla markaana u tilmaanta dariiqa
horumar leh ee qofkasta jecel yahay inuu gaadho, sidaa darteed
waxbarashadu waa wadada lagaga baxo fakhriga iyo jahliga haddii sida
ay tahay looga faa’ii deysto, laakiin waxa muhiim ah oo aynu
ka helnaa in uu qofkaasi ku noolaado nolol wanaagsan oo uu wax u
bartey ay noqdaan mid lagu qadariyo oo lagu qiimeeyo. hadaba
hadafkeena iyo doonitaankeena adagi waxaa weeyi sidii ay waxbarshadu
u noqon lahayd mid horumarta isla markaana u socota sida ugu haboon
ee looga faa’idaysan lahaa.
Haddii aan hoos u soo daadago inkastoo aan qalin caradii lagaga
bogan Karin muhiimada waxbarashada hadaba bal aynu usoo laabanao
dalkeena sida ay bulshada reer Somaliland uga qayba qaataan
waxbarashada: mid gudaha gur igood oo ay ka mid tahay
caqiidadiisa ,afkaarta dadkiisu aminsanyihiin iyo cad ooyinka
umadihii ka horeeyey lahaayeen. iyo mid dibadeed tusaale ahaan
du gsiyada,jaamacadaha iyo meelaha ka baxsan guriga. waa labada
meelood ee ugu mihiimsan ee ardeygu ka heli karo dhaqankiisa.
waxyaabaha dadkiisu qii meeyaan iyo waxyaabo badan oo ka mid
ah dhaqankiisa. waxyaabahaas oo dhan wuxuu ka heli karaa isagoon
iskuul u galin ama cidna u dhigin. marka ay nu isbarbar dhigno
arday uu heerkiis aqooneed sareeyo cilmiga uu baran ayo waxaa
la odhan karaa waa ardeyga aqoontiisu aad u dhisan tahay waayo
ma rka ardey uu u bilaaabo dugsiga hoose macalina aan aqoontiisu
dhisneyn wax baro, waxaa laga yaabaa inuu ardeygaasi ka lumo
wadaadii saxda ahayd ee waxbarashada(alifkaad ka tagtaa al baqruu ku
dhibaa), hadeynu ku soo noqono heerka waxbarashadu taagnayd markii
hore iyo ka imika ay taagan tahay,si kastaba ha ahaatee waxeyna laba
cali isweydi ineyna in heerka ay taagneyda
waxbarshadusideetamaadkiilagu qiyaasey ay ahayda
8% halka imika ay gaadheen 70% inkastoo tirada iyo tayduba kala
duwan yi hiin.hadaynu isweydiino waxyaabaha keenay in faraq
intaa leeg u dhexeeyo, waxaynu odhan kartaa waxa sababey dadka oo
fahmey waxbarashadu qiim ahay leedahay iyo qofka wax bartey
qiimaha iyo sharafta uu ku dhex leeyahay bulshada aduunka korkiisa
ku nool.
dhinaca kale marka aynu ka eegno waxbarashada oo noqotey shay lagu
gan acsado taasi oo fududeysey in laga helo meel kasta oo aad
joogtid waana w axyaabaha ka qayb qaatey in ay heerka gaadho
waxbarshada dalku. imika w axaynu odhan karnaa qof kasta oo
reer Somaliland ah waxa uu helayaa wax barasho tooska, hadii
ay u saamixi weydo inuu helo waxbarasho toos ah wa xa uu
helayaa mid dadban.
dadka reer Somaliland badankoodu waxey isku dayaan in ay waxbartaan
wa ayo imika dadkii waxay fahmeen inay waxbarashadu tahay lagama
maarm aan,alaaba sida dhacda
dadkii xiitaa miyiga daganaa ayaa hadda ku talla jira inay
waxbartaan oo car uurtooda keena tuulooyinka u dhawdhow ee wax
lagu barto, taasina waxay markhaati u tahay markaad tagtid dugsiyada
Hoose/dhexe waxaad arkaysaa kumanaan kun oo arday oo goobaha ku
sugan, isla markaana waxbaranaya.
Sidoo kale waxbarashada ta dugsiga taalla uun maaha, xiitaa qofku
waxa uu bartaa ta deegaanka iyo dhaqanka meesha uu ku nool yahay oo
uu deega a nka uu ku nool yahay ka bartaa, sidaa darteed
waxaa iyaduna meesha ku jir ta in ardayda lagu barbaariyo sida
laysku ixtiraamo iyo sida loo wada nool yahay, isla markaana wado
wanaagsan iyo dhaqan wanaagsan lagu tarbiyad eeyo, haddii ay
taasi hirgashana waxa imanaysa in bulshada caalamka ku no
olina ku tixgeliyo dhaqanka iyo hidaha uu ka soo jeeda wax badana ay
iyag una ka bartaan, sidaa darteed waa inay ardaydu ku faanan
dhaqankooda oo aanay iska waynayn.
Sidoo kale waxaa in ardayda la baraa laguna gardaadiyaa sida diinta
islaamka loogu dhaqmo iyo sharciga loo dhawro isla markaana loogu
hogaansamo,waa yo ardayga maantu waa hoggaamiyaha baritoole, sidaa
darteed waa in ard ayda lagu dhaqaa.
Ardayda waa in marka hore guryaha laga soo dhisaa, waayo nolosha
koow aad ama waxbarashada kowaad waxa uu ka soo qaataa gurigooda,
sida waal idkood u dhaqmaan, guriguna waa seeska koowaad ee
jaranjarooyinka nolo sha. Waxaan ku gunaanadeyaa iyadoo ay
jiraan dhaliilo iyo caqabado faro ba dan hadan waxaa ku
waajiba dowlada , ganacsatada iyo waxgaradka reer So maliland
in ay meel uga soo wad jeestaan hufida, horumarinta iyo
hanaaninta waxbarshada dalka (gacmo wad jir bey wax ku gooyaan).
Qalinkii:Ayan Ali
Abdi Jiciir
Hargeysa Somaliland
E:mail:ayaan998@hotmail.com |
|