waxan mahadnaq aan lasoo koobi karin halkan uga dirayaa bulshada reersomaliland ee dalka holland

 

 


waxan mahadnaq aan lasoo koobi karin halkan uga dirayaa bulshada reer
somaliland ee dalka holland sida kalgacalka iyo maamuustu ku dheehantahay
ee ay uga soo qaybgaleen soo dhaweyntii waftigii madaxda sare ee xisbiga
cadaalada iyo daryeelka{ucud} ee uu hogaaminayey gudoomiyaha xisbigaas
eng Faysal Cali Xussen ayna ku wehelinayeen musharaxa madaxweynaha
Aqoonyahan Jamal Cali xussen,xoghayaha maaliyadda marwo Fadumo siciid
iyo gudoomiyaha isku xidhka jaaliyaddaha dibada mudane Siciid Cumer Ahmed
{Siciid ucud}waxan sigaara ugu mahadcelinayaa dhalinyarada soo abaabushay
ee kala ah
1-Mahamed Xassan Gadhweyne
2-Ismacil Yussuf Gore
3-C/lahi Jibril Botan
4-M Cabdi xassan
5-Qasim C/raxman
6-C/risaq Ismacil Qodax
7-Bashe Musse
8-Ibrahim Yussuf Gore
9-Samate Yussuf Yamarug
waxa kale oo aan la illaawi karin xidhiidhiyayaashii Xafladda
Cali Ahmed Adem iyo Ahmed Macalin Xassan waxa kale oo aan Amaan u dirayaa
waryayaashii nagala qaybgalay xafladda gaar ahaan
1-Mahamed Tiriig waryaha dadayar oo kasocsay HCTV
2-Ahmed xaaji oo kasocday SLNTV
3-Ahmed Shanle oo kasocday Hadhwanaag news
waxan ku soo gabagabeynayaa baaq aan u dirayo bulshaweynta reer somaliland
guddo iyo dibadba in ay codkooda maanta ugu hiiliyaan aayaha mustaqbalkooda
una codeeyaan xisbiga daryeelka iyo caddaallada somaliland maadaama aqoonyahano
aragti cusubwataa ay hogaaminayaan

 


M M Eleye{Suweys}
Dalka Nederland