WAXAANU HALKAN HAMBALYO IYO BOOGAADIN UGA SOO DIRAYNA. CHIEF OF CABINETKA MADAXTOOYADA JAM HUURIYADA SOMALILAND MD. XIRSI CALI X. XASAN
Waxaanu halkan hambalyo iyo boogaadin uga soo dirayna. Chief of Cabinetka Madaxtooyada Jamhuuriya da Somaliland Md. Xirsi Cali X. Xasan , sida quruxda badan ee hagar laanta ah ee uu ka muujiyey xilka uu u magacaaban yahay wuxuu dib xirsi noo xusuusiya siduu madaalaha u ahaa markii halganka hubaysan lagu jiray dabayaaqadii 80tamaadkii isagoo kiil walba geli jirey hadday saad ururis tahay hadday dagaal gal tahay iyo hadday ururin ciidan tahayba waxaa iyana xusuus mudan inuu hormood ka ahaa dhalinyar adii miyilka adkaa ee ku dhawaaqayey ma kacaysaan siyaasiyiintaay idinkoo ku dhawaaqa Somaliland mo oye maalmihii shirkii Burco. Imikana wuxuu aad u muujiyey firfircooni iyo geesinimo shaqo. Haddaba waxaanu leenahay Xirsi hambal yo. 1- Adam Laalays 2- Yaasiin Ismaciil Carab 3- Axmed Diriye Buraale 4- Cabdalle Sahal Xasan 5- C/Qa dir X. Cali X.Farax (Xamaada) 6- Abokor Maxamed Cali 7- Yusuf Cabdi Jamac (Kaadkaade) 8- Fuā€™ad Abokor X. Axmed (Dabagaale) 9- C/Rashiid Sahal Xasan (Xoogsade) 10- Axmed Cisman Abokor (Samsa mle) 11- Mahdi Jamaac (Ciiraale) 12- Rooble Ismaciil Bile Hoomay (Rooble Gacan) 13- C/Laahi Diriye (Beergaal) 14- Axmed Ibrahim Xuubsiraad 15- Jamac Caydiid Warsame 16- Axmed Caydiid X. Ibrahim 17- Ismaciil Bashe (Dhunkad) 18- Siciid Kabadhe (Raaxeeye) 19- Axmed Cabdilaahi Nuur (Nuur Khabaase) 20-Maxmed Jamac Seed
|