Waxaan soo dhawynayaa Mushahar-Kordhinta Mareeyaha Dekeddu u Sameyey
shaqaalihiisa
Waxa ah wax aad loogu farxo aha go’aanka aad iyo aad u qiimaha badan
ee dhaxalgalka ah ee uu qaatay maareeyaha Dekedda Berbera Eng:Cali
Cumar Maxamed (Xoor-xoor) isga latashaday xukamada Somaliland ee uu
hogaamiyo Mudane Axme Maxamed Maxamoud sidii mushar kordhin loogu
sameyn lahaa shaqalaaha ka hawla dekada Berbera .
Go’aanka ayaan aad usoo dhawaynayaa aniga iyo inta ila fikir ahiba
maadama oo ay wax ba dan ka tari doonta shaqada iyo shaqaalaha
mustuqbalkoodaba waxaan si wayn ugu hambal yeynaynaa madaxda
dawladda Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan Mareeyaha Dekedda
Berbera go’aanka tixgelinta iyo midnaanta wayn leh ee ay hoos u
egeen shaqaalaha Dekeda ee boqol kiiba kotan loo kordhiyey (50%)iyo
kuwakele ee hore loogu kordhiyeyba , waxaan ay arrintaasi marag
muuqda u tahay iftiin mustaqbal leh oo soo socda oo wax wayn ka bada
li doona hormarka dakedda.
Hadaba waxa iyana arikan aad iyo aad u soo dhaweyey dhamaan
shaqaalaha ka hawlgal De kedda Berbera iyo dadwaynaha kale ee
kudhaqan magaalo xeebeeda berbera oo maareey aha ku tilmaamayay inuu
yahay hogaamiye aad u fiican oo maamulka iyo maareeynta shaqo ee u
leeyahay Dekeda taas oo ay markhaati kayihiin dhamaan dadwaynaha
Somaliland ,waa yo waxa uu lashaqaynay dhamaan xukamdihii isga
danbeyey hogaanka dalka taas uu hoga an kastaa ku qanco maamulkiisa
wanaagasan ee laleeyhay shaqaalaha ,Ganacsada iyo Gaad iidlayda
maraakiibta iyo doonyaha kusoo xidha Dekada Berbera.
Ugu danbayntaa waxaan Hanbalyeynaya Eng : cali Xoor-xoor ah
mareeyaha dekedda Berbe ra oo arin taariikhda u gali doonta maadama
uu shaqaalaha u kordhiyey50%mushaharkoodii waxaan rajaynayaa sida uu
maareeyuhu sheega inay socon doonto kordhinta mushaharku oo aan
filay inuu gaadhsiin doono in 100% u kordhin doono mustaqbalka insha
Allah waxaan Alle uga baryey maareeyah inuu hawshaqaran ee uu umadda
u hayo inuu ufadayo guulbaan baan u rajaynaa dhamaan shaqalaha iyo
umada Somaliland,
ALLAAMADLEH
Farxaan Maxamed Jaamac (DAWLAD)
E-mail:farxaan776@hotmail.com
Tell:+2522 4441131
|