Hambalyo Boqor Muxumed Geelle Seed

Waxaan halkan ka hanbalyeynayaa Boqor Muxumed Geelle Seed oo  tod obaadkan lagu caleemo saaray magaalda Arabsiyo ee gobalka Gabiley, waxaana loo boqray Boqorka Beelaha Subeer Awal.

Boqor Muxumed Geelle Seed wuxuu ka mid ahaa waxgaradkii ka  shaqee yey nabadeynta somaliland, waxa kale oo uu si weyn ugu hawlgaley  si dii dalka looga hirgalin lahaa nidaam dawladeed oo tayo leh oo ku  dhis an habka xisbiyada badan.

Boqor Muxumed Geelle Seed wakhtiyadii uu ahaa Duqa degmada Gabiley wuxuu ku dadaali jiray horumarinta adeega bulshada iyo habsami u  soc odka maamulka dawladnimo. Wuxuuna ahaa masuul ay dadweynuhu  aa d u jecelyihiin hawlkarnimadiisa iyo aragtidiisa dheer.

Waxaan Ilaahay uga rajeynaynaa Boqor Muxumed Geelle Seed inuu ku guuleeyo xilka weyn ee loo igmaday.

 



Mukhtaar Ibraahin Fadan

gabilay8@yahoo.com