WAXAAN EEBBE KA BARYAYAA INUU UGA DHIGO SAF MARE  {XANUUNKA HELAY WASIIR XIRSI}

 

Waa bil Ramadaan,maantana waa 27keedii oo ah sida la rumaysan yahay ah habeenkii khayrka lahaa,ilaahay waa qaadir awoodiisu badan tahay,wax wal bana gacantiisa ku jiraan,isagaan keenna kana qaada dhib kasta oo ku  dhac da adoomadiisa,rabbi weyne waxan ka baryanaa inuu ka dulqaado xanuunka ku dhacay Wasiirudawlaha Hawlahaguud ee Somaliland Mudane Mohamed Aw Abdi Sheikh{Hersi},oo ku jira Dhakhtar ku yaal Djibout.

Hersi waxa weeyi nin dhalinyaro ah oo aad ugu halgama qadiyada Somaliland ,waa madaale aad ugu foojigan dalkiisa una hura wax kasta oo u awoodo sidii ay u midho dhalin lahayd.

Allow deeqdaada iyo dabayl caafimaad ku sii adaa daa'imoo xaqee.

 

 

By:Abdirahman Ibrahim Bouh iyo xaaskiisa Amran Ahmed Hussein iyo carruur tayda,Guleed,Hibo,Huda,Awale iyo Libaan.