ISBARASHO & WAR-ISWAYDAARIS


SOMALILAND DIASPORA AGENCY



Waxaa si xushmad leh loo ogeysiinayaa Bulashada
Somaliland ee ku dhaqan dalka HOLLAND in uu
imanayo Guddoomiyha Hay'adda Qurbo-joogga
Somaliland Diaspora Agency)
Mr. Abdirahman Abdullahi Hersi

lana qaban doono Kullan muhiim ah oo aad u
ballaadhan oo ka dhici doona Magaalada UTRECHT.


GOORMA?


SABTIDA 20-2-2016
16:00 - 23:00


XAGEE?

MAGAALADA
UTRECHT
ADRES: SCHOONNEGGENDREEF 27b, 3562 GG UTRECHT

MORE INFO


BARNAAMIJ


SOO DHAWAYNTA SDA
WADA TASHI
ICTIRAAF RAADINTA


JAALIYADAHA SL/NL
AASAASIDDA SSNL
NETWORKING


SUAALO & JAWAAB




QABANQAABADA


JAALIYADA JSL EE NL
SOMALILAND SOCIETY NL





XIDHIIDH


06-54751431
06-84941903
06-84159692
06-11646068



FAAHFAAHIN KALE

WWW.SLFOREIGN.COM

WWW.SOMALILANDDIASORA.ORG