Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha kudhaqan wadanka Germa ny inay u diyaar garoobaan xafladii sideed iyo tobanka May ee maalinta Qaranimada Somaliland,xafladaas oo kadhici doonta Magaalada Darmstatd dariiqu waa  Grenz Strasse 4 664297 Darmstadt.

Waqtiga iyo Maalinta ay qabsoomaysaa waa 16/05/09.Waxaanu rajeynaynaa in waqtiga la ilaaliyo,iyadoo waqtiga intaa kahoreeya dadweynuhu lasoo xidhiidhi karaan qabanqaabiyayaasha hoos magacyadoodu kuxusan yihiin hadba sida laysu gobolo xigo oo aanu rajeynayno inay dabooli doonaan baahida warbixineed ee ee 16-ka Gobol ee germany.Dabcan waxaanu iyana sidoo kale gacma furan kucasuumaynaa Marti sharafeedka nooga imanayaa Wadamada Jaarka.

Gelitaanka Xaflada;Cuntada fudud iyo Cabitaankuba habeenkaa mudnaantiisa leh waa Bilaash.

Hamoogaan


Mustafe C/raxman Fulda

Naasir xadaadir Köln

Safiya maxamed keenadiid.....Giessen

Axmed München

Najma Ismaaciil C/laahi.....München

Huda.................. Darmstadt

Sheekh Ibraahim.......Rüselsheim

Aadan Cade...............Darmsatd

Khadra Abiib..............Rüselsheim

Gaassira....................Bad-homburg

Samsam Xasan.........München

maxamed.................Bonn

Ismaaciil...................Bonn

Saynab Biixi..............Kassel

Sahra Caydiid............Mörfelden


 



Somalilandverein@yahoo .de