GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA ISLA MARKAANA AH GU DDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI OO MAANTA SAFAR GA ABAN KU YIMID MAGAALADA SHEFFIELD 10KII BISHA APRIL 2014

 


Waxaa galabta soo gaadhay magaalada Sheffield Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. Waxa guddoomiyaha halkaa si diiran ugu soo dh aweeyey dhamaan Jaaliyada Somaliland ee degan magaalada Sheffield. Wuxuu Gudoomiyuhu shir la yeelan doona dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Sheffield maalinta Sabtid a taariikhduna tahay 12ka Bisha April 2014. Shirkaa oo ka dhici doona HUTEELKA Novotl el ho tel eek u yaala badhtamaha magaalada Sheffield 3da galabnimo. Daawo qaar ka mid ah sawir adii soo dhowaynta Gudoomiyaha.

 



Gudoomiyaha Saxaafada ee Wadani UK
Mahdi Jama Roble