Waxa ilaa laba cisho dadka degaanka ee gaashaamo ay difaac wayn kaga jireen weerarada ismiidaaminta ee liyuu policku wadaan






Abaabul kii ugu waynaa ayaa ka socda dhamaan degaan jiida hore ee shacabka asal ahaan kasoo jeeda somaliland.

waa hubaal in aan maanta loo kala hadhayn weerererkan waxashnimada ah ee maatada lagu ugaadhsanaayo ee ay wadaan liyuu policku waanu sugayna reer gabiley , baligubale , gar,adag . iyo gaar ahaan reer daroor sidii mayl akhbaarta ku yimoo lagu ogaanaayo ama geel orooroo saq dhaxe ooda laga qaaday ama guluf ilaalo u timoo idil klu guuraya axmadoow ayaantii xalaa layla oogsadaye
waxa iman amuurtii horiyo eelka dhici doona

Inbadan ayaynu nabada wadnay oo rabnay in aynu beelaha kale wanaag kuwada noolaano waxayn u samaynay dawlad dhexe oo kuwa maanta inala dagaalamayaa ay ku noolyihiin bayacmushtari ku haystaaan, oo ka shaqaystaan waxayse taas inoogu badaleen inay maatada hadba guryahooda gu baan oo soo gaadaan waxay inoo garteen inay colaad laabta inoogu hayaan hadana dhulkeena nabad kaga shaqaystaan.

Taasi waa qalad waa arin aad u foolxun mana banaana in aad dad aan wax danbiya kaa galin maal in kasta xabad u quudho.waxse aad ogaataa in xabada laguu quudhi karo [ waa hadaanu doonaynee] laakiin nabada ayaanudan moodaynay ragan aad qoriga ku soo fiiqaysaa waa ragii maamulkii kaaca anka milatariga hadh cad gurigoodaka saaray ,isla dawladaa kacaanka waxaanu dulqaad u lahayn 30 sano oo guryahayaga ay gubaysaywaxaanu islahayn maruunbay hagaagi oo rajaanu ka sugayn ay

Markiise rajo laga waayay waxa la gudagalay in dalka dibada laga dhigo waananu ka dhignay waan a markhaati madoon. maanta tan ay liyuu policku wadaana waxaanu u dulqaadanaynay in badan balse hada samirkii waa soo gudhayaa

adiguna reer wardheeroow jinaa kugu agaasimane
ilmihii fircooniyo baad tihiin dadkii qaaruude
ashahaada soo raatuba idinku diideene
kitaabka la eegiyo warkii eebe laga keenay
eedaanka waa taa bilaal ka anfariirteene

taasi waxay ku tusaysaa inaydaan xaga diinta ku wanaaghsanayn waayo hadaa ku fiican tihiin diint a islaamka oo caqiido aad leedihii dad muslima iskamydaan disheen.


ifka waydiin dil
aakhirana waydiin
ololka naareede


dabcan ninku haduu dhiig islaam daadiyo waa galayaa naarta maxaa yeeelay mar kasta colaada idi nkaa bilaaba oo dad muslim ah nafta ka jara waliba geel iyo adhi iska wata.

Gabagabdii


dharcasta laan mulaaxo waxaan leeyahay garabkiina ayaanu taaganahay shacabka s/land waa idin taageerayaa insha allah xaaji axmed siiraanyo madaxwaynaheenana waxaynu ka sugaynaa jawaa ab xataa xirsi maanta cadhuu jiq yahay madaxduna si gaara ayay u salaaman yihiin balse shacabka maraawaaxid aynu u jawaabno

wabilaahi tawfiiq
 

 

 

 

 

Siciid Cabdi Dheen
dheen@live.co.uk
London