Waxa
aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa gudoomiyaha mareegta
oodweynenews.com iyo waalidka
INAA LILAAHI WA INAA ILALYHI RAAJICUUN
Aniga oo ku hadlaya magaca waddaniyiinta Somaliland ee deggan dalka
Jarmalka waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa gudoomiyaha
mareegta oodweynenews.com , Mudane
Cabdirashiid Jaamac Kaahin,waalidkii,qoyskii, ubad
kii,ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay
marxuum Mustafe Jaamac Kaahin.
Waxa aanu Eebe uga baryaynaa inuu
marxuum Mustafe Jaamac Kaahin dunuubtiisa dhaafo,u naxariisto
kana waraabiyo jannooyinkiisa fardawsa. Dhamaanteen samir iyo
Allaah(SWT) haynaga siiyo.Amiin.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Xuseen Badmaax
Dhamaan wadddaniyiinta Somaliland
ee Germany
|