Waxa Aanu Ku Garab Taagnahay Md. Cusma an Hindi Howlsha Loo Egmaday UDUB

 

Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah, ka Xisbiga UDUB iyo ka Re er Bristol. Waxaanu hanbalyo hawada u soo marinaynaa Md. Mj. Cusm aan-Hini. Waxaananu qeexaynaa inaanu la garab taaganahay  taagee ro buuxda hawlshaa loo igmaday. By; Guddoomiyaha UDUB/Bristol UK.


Aniga oo ku hadlaya magacayga gaarka ah iyo ka xisbiga UDUB iyo ka Reer Bristol. Waxaanu hanbalyo hawada u soo marinaynaa Cusmaan-Hindi. Waxaananu qeexaynaa inaanu la garab taaganahay taageero buuxda hawlshaa loo igmaday ee aadka u ballaadhan. Illaahayna waxaanu kaaga rajaynaynaa inuu uu fududeeyo.

Cusmaan oo ah muwaadin leh karti iyo karaamo Xisbiga UDUB u  horsee di kara inuu ku guulaysto doorashada madaxweynaha iyo  madaxwe yne-ku-xigeenka ee soo socota. Inshaa Allaah.

Hadaba hadii aanu nahay Jaaliyadda Reer Somaliland ee ku nool Dalka UK Magaalada Bristol oo taaeersan Xibiga UDUB. Waanu ku  faraxsana hay Cusmaan-Hindi inuu jagadaa mayalka u qabto. Waananu ku  hanba laynaynaa xisbiga UDUB oo ah horyaalka xisbiyada Somaliland markaad eegto doorashooyinkii dalka ka dhacay mar walba isaga ayaan  hogaa minayay. Tanna Inshaa Allaahu waa UDUB IYO AAYAHA DALKA.

 



GUDOOMIYAHA XISBIGA
UDUB EE BRISTOL
CUMAR AW CABDI MAXAMED
CUMAR DOOLI