Wax waliba gobanimada kama maarmo
Wax waliba guuliyo gobanimo leh;
Kul ay ku tahay Dadka iyo Duunyadda iyo Dugaagga iyo Door-joogta
kama maarmo gobanimo.Hasaeyeshe waa uu dhalasho uu uma sina
dhowrida milgaha sharafka gobanimo.
Hadayno soo qaadano Duugaaga wuxuu uu kala baxa laba qaybood
mid dhowra gobanimada iyo qayb ku tumata gobanimadda,
Kooxda loo yaqaano social hunter ee libaax iyo shabeelku ka mid
yidhiin
waa kuwa ilaaliya gobanimada wixi ay ugaadhsanaya ma cuno ilaa inta
ay nafto ka baxayso.
qaybta kale waa kuwa loo yaqaano dirty hunter waa waraabaha iyo
dacawada
waxay cunaan wixi ay ugaadhsanayeen ii sago nool oo wali nafti aanay
ka bixin.
Dadkuna waa sido kale waxay ku kala baxaan wuxuu yeelo markay
hortimaado ficil
Qaadashado.
*Soo qaado waqtiggi ururki SNM:
Haday tahay dagaal iyo wixi lamid ah midna kama maaranto gobanimo.
Taarriikhda wixi somalida dagaal soo maray mid gudaha ama mid
dabadeed
Runti waxa ugu fool xuma dagaalki Rajiimki askarti siyad barre (faqash)
waxay ku cadaatay waqtigi ay la gashay dagaalka ururki SNM, iyago
weliba huwan shaadhki
dowladnimo,haysata imkaaniyadki ayey ka fugaadeen gobanimaddi.
qowaddi iyo dhiibaataddi waxay ku dhacday SNM mudo aad uu dheer,
waata ila haday dhan walba noloshi ka ragaadisay,wixi miino ay ku
aaseen dhulka
wali way taagan tahay dhibaatadeeddi,dhawaan inti bishan waxay
Gabiley ku qaraxday inan yar.
mida kale ma waxaad aregtay qof dumar ah oo da'da ka yartahay 18tan
sano
uu wixi soo maray la waalan ama ku dhacday xanuunada dumarka ku
nadirka ah.
*Soo qaado waqtiggi ururki USC:
Qowaddi iyo siyaasaddi ugu xumayd iyana waxay ku dhacday USC
kadib marku Rajiimki uu sii diiyaariyey manefesto group waata ila
hada xidhmi wayday
maamulki dowladeed Somalia.
*Soo qaado world war two
Ayno soo qaadano meelaha ay iska shaabahaan dagaalki aduunyada ee
labaad
iyo dagaalki faqash.
Labada kooxood waxa ka hogaaminaayey Germany iyo UK
Marka Germany waxay doonaysay inay qowad ku meel mariso waayo
ciidankeeda aya
ugu xoog wayna marka.Xaga kale Dowlada boqortooyada Ingiriisku wuxuu
aha difaac farsamo ku
dhiisan inoo ku fashiliyo howl galka Germany.
Hadaba wuxuu dagaalki soo afjarmay kadib marku soo galay dagaalki
Maraykan
wuxuu la soo galay dardar cusub,marku arkay sido yahay wadciga
dagaalku
khaasatan dagaalka ka socoda xaga Japan oo aha mid aan naxay ka
fugtahay
gobanimada dagaalku waaki ku duftay qunbuladdi
Halkaana ku dhamaaday dagaalki aduunyadda ee labaad
Hadayno ku salayno meelaha ay iska shaabaan,Germany wuxuu aha waa
faqash
Britain wuxuu aha SNM.halka maraykanku aha USC ,ururka USC ama
maraykan wuxuu
soo afjaray dagaalki kadib marki ay soo gashay Muqdisho ee dagaalki
ka
qarxay vila somaliya,Rajiimki waaki uu baxsaday xadka Kenya.
Nabad gelyo
WaaQalinkii :
Maxamed Kosaar Faarax Jirre
|