Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somalil and Marwo Samsam
Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku
dhaqan dalka
UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la
isugu iman doono
maa linta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi
doona The
Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA.
Halkaas oo
Wasiirka Wasa aradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland
Marwo
Samsam Cabdi Aadan ay kala hadli doonto una iftiimin doonto
dadweynaha arrimo ku
saabsan guud ahaan heerka ay marayso waxbarashada Somaliland.
Allah Mahad Leh.
Abdalla Salim.
Gud /Jaaliyada Somaliland UK
|