Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wafti uu hogaaminayo oo Xadhiga ka Jarey 5 km ee ugu hore eyey ee wadada isku xidh magaalada Tog-wajaale iyo Kalabaydh