Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Ca raale Duur iyo
Wafti Uu Hogaaminayo oo London Soo Gaadhay
London (TNN)-Wafti aad u baalaadhan ayaa saaka subaxnimadiii hore
kasoo degay geg ida diyaaradaha ee Heathrow International Airport ee
magaaladaLondon, waftigan oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha
, Waxagaroonka kusoo dhaweeyey dadwe yne aad u fara badan oo ka-kala
yimid daafaha dalka Ingiriiska.
Waftiga oo la hadlaay saxaafada madax banaan waxa ay marka hore aad
ugu mahad naqe en dadkan sida wanaagsan xiligan nosoo
dhaweeyey aadna waad u mahadsan tihiin, waxa ay kaloo sheegeen inay
dawlada Ingiriiska ay ka heleen casumaad, wasiirka Cadaalada ay aa
isna hadalo kooban oo ku saabsan safarkan ku sheegay in ay casumad
ka heleen dawla da Ingiriiska sidii ay Somaliland uga caawin lahayd
kor u qaadida Ciida mada iyo tababaro ku saabsan sidii loo
tayeynlahaa ciidanka Policka Somaliland.
Waxa Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Nuur Caraale duur ku
wehelinaayey safarkiis an, Wasiirka Cadaalada Xuseen Axmed
Caydiid,Ku-simaha Taliya Ciidanka, Cabdiraxmaan Liiba an
Axmed,lataliyaha Madaxweynaha Arimaha Amniga Saleebaan Cumar
kujoog,T aliye ku xi geenka Ciidanka Asluubta Xasan Cali
Dheere,sadex sarkaal oo ka socda ciida nka Policeka iyo xubin ka
socda Garsoorka Maxakamada Sare.
Wixii warar ah ee ku saabsan waftigan waxa aan jeclahay inaan
idiinsoo gudbino la soc da wararka danbe.
Xamse Axmed Salaan
London
Hamse100@yahoo.com
|