Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland,Dr. Maxamed Cabdillahi
Cumar,ayaa la kulmayJaaliyada Somalilandee ee Dalka Holland,oo
uu marti qaad rasmiya ka helay
Holland (TNN)-Waxaa maalintii
Axada, 3 March 2013, ku yimid wadanka Holland Wasiirka Wasaarada
Arrimaha dibe da ee Somaliland ,Mudane Maxamed Cabdillahi Cumar, oo
ka haley mar tiqaad rasimi ya. Jaaliyada re er somaliland ee wadanka
Holland ayaa u sameeyey Xaflad si miiqaan sare loo soo
abaabuley,xafla daasi oo uu soo diyaariye.
Ururka(Stichting) SLC ee Xaranteedu tahay Magaalada
Rotterdam.
Xafladaasi oo ay ka soo qayb
galeen dhaamaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Somaliland oo
aan u kala hadhin soo dhaweynta Wasiirka, waxaa halkasi hadal kooban
oo soo dhaweyn ka jeed iyey 1- Maxamed Yuusf
Buux , 2- Cali Xaruuri 4-
Amiin Cali Xasan,4-Suweys,
5-Maxamed Maxamuud (Sumuni),
Gudoomiyaha Ururka sama falka ee Nomad
garabkiisa Hooyo waa lama Huraan, Marwo
Foossiya Maxamed .
Waxaa wasiirka Meykarafoonka ku soo dhweys Marwo Foosiya. Waiirku
waxa uu si faah-faahsan ug a waramay Siyaasada Arrimaha Dibedda ee
Xukuumad Axmed Maxamed Siilaanyo,waxaa kale oo uu si buuxda u
cadeeyey in nabad gelyada Somaliland tahay mid aan cidna looga
baqayn xaga kasta oo laga eego.
Markuu ka waramayey Shirka Bisha May ee Londan ka dhici doona, wuxuu
cadeeyey inaanay ila ha da ajendaha Shirkaasi oo dhameystiran an
gacanta xukuumada soo gelin,laakin cidna gooni isku taa ga
Somaliland looga daba fadhiisan doonin.
Isku soo wada doobo waxay dadeynaha Reer Somaliland ee Holland u
cadeeyeyeen siday ugu kalso on yihii Xukuumadooda iyo Wasiirkooda
Arrimha Debeda,waxaanu xafladaasi ku dhamaatay farxad iyo nayad
wanaag.
Maxamed Yuusuf Buux
|