Wasiir Samaale MAS uu Faraha ku sito Madaxwayne Siilaanyo

 


Sheikh cabdicasiis maxamed samaale wasiirka maaliyada Somaliland. ayaa intuu xilka hayey waxa uu can ku noqday inuu u jan jeedhsamo meeshay dantiisu ku jiro waxa uu bilaabay in eex iyo qaraabo kiil uu kula dhaqmo shacabku uu xilka u hayo isagoo dad gaar oo dantiisa wada wasaarada maaliyada somaliand shaqo ka siiyey. Ma jiro aflagaado aan u geysanayo masuul qaran laakiin hadii uu xushoon waayo ana waa inaan soo bandhigaa xaqiiqda wasiir samaale

1) sheikh samaale waxa uu account gaar oo ku leeyahay dahabshiil uu ka furtay xisaabaad uga dhaca lacagta dawlada isagoo shaqaale u gaar una tobabaran u dira sidii lacagta khaas ah loogu shubi lahaa

2)wuxuu fooqyo iyo guryo waaweyn ka dhistay magaalada hargeysa isagoo lacag tiro bad an siistay magacyo kale ku qoray

3)wuxuu bilaabay in dilaal ka noqdo gawaadhi tiro badan oo dawlada Somaliland soo iibsitay kaaso oo kharasha tiro badan oo gaadhay 1 milyan lagu soo iibiyey gawaadhida cusub qaa rna loo diray adisababa

4)wuxuu qoray shaqaale tiro badan oo u tafoxaytay boobka hantida

5)wuxuu lunsaday kharashkii loogu talogalay ciidamada qalabka sida sadexdii bilood hore sanadkan kaas oo gaadhaysa 10 million kaas oo loogu taloalay gunada darajada ciidamada

6)wuxuu khasnada dawlada u furau wasiir xirsi iyadoo lacagtii xisaabaadkii soo marijirtay saqda dhexe habeenkii si toos uga dhaca markuu uu doona xafiiskiisa xiri

7)wuxuu samaynta koox isku jirta siyaasiyiin cuqaal iyo dad danaystyaal oo faanka iyo beenta wasiir samaale faafiya waa koox lacago gooni oo mushahar uu qoray

8)loolanka uu ugu jiro kursiga kulmiye waxa suuq ku soo daayey lacag gaadhay 11 milloin oo hantidii umada isagoo tusaale ahaan xafiiskiisa magaalada hargeysa miiska horyaal waxa lagu qaybiyaa lacagta umada allow waad arkaysa

Mudane madaxweyn sheikh samaale wasiirkaagu maaliyad waanu ognahay in dano gaar kuu ah uu ku hayo oo maxamed xashu uu fulin waayey laakiin aan ku xasuusiyo dabeecadaha wasiir samaale oo in ka badan 14 sanadood aqoon fiican aan u lahaa

1)waa nin been badan

2)adeegsada axaadiista isagoo munaafinimo iyo wixii lagu yaqaanay sameeya

3)heer wuxuu gaadhay in wasiiradii aad magacwday ka cabanayaa iyagoo kuu sheegay in telka aanu ka qaban



Mudanae madaxweyne cabdicasiis waa MAS faraha aad ku sitid

La socda qaybo kale xiiso badan oo walina ay ku jiraan siro xoogan oo samaale aan hayno
 

 


Prof  Yuusuf Axmed Mawliid Cade
yuusufwaliid@gmail.com