WAR-SAXAAFADEED
Taariikh:25 June , 2011
Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) Isaga
oo ku hadlaaya Ma gaciisa iyo Ka Qaranka Somalilandba waxa uu
Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Dhamaanba S hacbiga Reer Somaliland
Meel kasta oo ay joogaanba, Dalka Gudihiisa iyo Debadiisaba, Xuska,
Munaasibada Sannad Guurada 51-aad ee ka soo Wareegtay 26-June-1960
oo ah Maalintiii ay Somaliland Madaxbanaanideeda ka qaadatay
Mastucmaradii Boqortooyada Ingiriiska Uk.
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud waxa uu Shacbigiisa reer
Somaliland u rajaynayaa inay Sannadkan sannadkiisa ku gaadhaan
nabad,guul iyo Barwaaqo, waxaanu ugu baaqayaa in ay dhan uga soo
wada jeedaan adkaynta nabad-gelyada iyo qaranimada Somaliland isaga
oo ku ammaanaya sida ay markasta heeganka ugu yihiin ilaalinta iyo
difaaca Qarannimada Somali alnd.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
|