Warsaxaafadeed Ka Soo Baxey Salaadiinta & Hogaanka Sare Ee Qurba Joogta Oo Lagu Taageerayo(G/Xigeenka Cusub;Mudane Xasan Sheekh Maxamed Aw-Cali)

 

Toranto-17-November-2009(Timacade News)-Warsaxaafadeedkan oo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan uguna hambalyeynayaan dhamaan  ma daxda iyo masuuliyiinta dowladda jamhuuriyada somalialnd iyo  madaxweyn  aha [mudane daahir riyaale kaahiin]xilka cusub ee uu u magacaabey  aqoon yahan [mudane xasan sheekh maxamed aw-cali]loona magacaabey  gudoo miye ku xigeenka komiishanka xaquuqal iinsaanka qaranka jsomaliland  ,wars axaafadeedkaas oo ay nuqulkan u soo direen shabakada wararka saxaafada xorta ah xafiiskiisa dalka canada ee (gabooyenews.com)


warsaxaafadeedkaas ayaa waxuu u dhignaa sidatan.



hadii aanu nahey salaadiinta & hogaanka sare iyo qurba joogta beesha ayaa waxaanu si wada jira halkan aanu hambalyo iyo taageero uga direyna  madax weynaha jamhuuriyada somaliland iyo golayaashiisa dowladda ,Mudane  Daa hir Riyaalle Kaahiin ,talaabada geesinimada ee uu ugu magacaabey  gudoomi ye ku xigeenka komiishanka xaquuqal iinsaanka qaranka ee jamhuuriyadda somaliland ee uu ugu magacaabey aqoonyahanka[Mudane Xasan Sheekh  Ma xamed Aw-Cali] oo ka soo jeeda beesha gabooye ee reer somaliland , aqoon yahankan oo ka mida ama hormood ka ah aqoonyahaniinta beesha gabooye iyo siyaasiyiintaba ahna aqoonyahan iyo siyaasi rug cadaaya oo in mudo  ah ba ku soo jirey siyaasada somaliland ,

waanu soo dhaweyneynaa hambalyo iyo taageerana waanu u fidineynaa  aq oonyahanka gudoomiye ku xigeenka xilka cusub ee loo magacaabey  waxaan an u aragnaa talaabadan geesinimada leeh ee uu ugu igmadey  madaxweyna ha jamhuuriyada somaliland aqoonyahankan ka soo jeeda beelaha gabooye ee reer somaliland oo in mudo ahba ka cabanaeyyey iney siddii la rabey uga dhex muuqan maamulka dowlada balse waxaanu u aragnaa talaabadani iney tahey mid horseeda tubtii dimuqraadiyada iyo sinaanta cadaalada ka soo  ha na qadeysa somaliland waana guul iyo waa cusub oo ka bidhaamaya  jamhuu riyadda somaliland .

inkastoo aaney wali beelaha gabooye ee reer somaliland sifiican uga  dhex  m uuqan maamulka dowladda iyo golayaashiisa sidda golaha guurtiga oo uu  ha da ku jiro hal xildhibaaan [xildhibaan jirde siciid maxamuud ]xildhibaankas oo matala afarta beelood ee ku abtirsada beesha gabooye taa soo aanu u  ara gno iney wali naga maqaantahey xaquuqdaanu ku laheyn golahaas oo ah inka badan afar xildhibaan ugu yaraan ,waxaanse ku buurineynaa in talaabada xigta talaabadan in loo kordhiyo xildhibanada beesha ,waxaa kaloo marnaba aaney kaba dhex muuqan beesha gabooye labada gole ee kala ah ,golaha  de egaanka iyo golaha barlamaanka taasna waxanu ka rajeyneynaa oo aanu  m ar labaad ku buurineynaa madaxweynaha iyo gudoomiyayasha golayaashaas in ey sida ugu dhakhsaha badan wax uga qaban doonan xaquuqda ay ku  lee yihiin goloyaashaas .waxaan kaloon ku buurineynaa anagoo taageersan  was iir ku xigeenka wasarada caafimaadka[ Mudane Mahdi C/lahi Cisman Buuri ]in xilkaas looga dhigo wasiir buuxa taasoo aanu xaq iyo xaquuqba ugu  leehnah ey dowladayada somaliland .

ugu dambeyntii Waxaanu hambalyo ugu diraynaa dhamaan madaxda iyo  mas uuliyiinta jamhuuriyada somaliland iyo madaxweyne daahir yiyaale kaahiin  ,si d oo kale waxaanu hambalyo iyo taageero weyn aanu u direynaa  aqoonyaha nka loo igmadey xilkan cusub ee gudoomiye ku xigeenka komiishanka  xaquu qal iinsaanka qaranka jsomaliland aqoonyahan [Mudane Sasan Sheekh  Maxa med Aw-Cali ]waxaanu leehnahey hambalyo hambalyo waxaanan ilaahey uga baryeynaa inuu noqdo mid xilkiisa guta oo daacad iyo si xilkasnimo xilka loo igmadey allahna ha u fudeydiyo insha alah aamiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn.


salaadiintan iyo hogaanka sare iyo aqoonyahiinta oo ku kala nool .north  americ a,sida canada .mareykanka ,yurub iyo dalka qadar ayaa waxey kala yihiin.

.
1:Ambasader-cabdi xasan faarax buuni:ambasaderka jsomaliland u fadhiya dalka newzealand.
2:Gudoomiyaha Qurbajooga Beesha reer sheeekh muse dhariye:gudoomiye ;Axmed Maxamed Dhinbiil.

3:Suldaanka Guud ee beesha reer sheekh muse dhariye.Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Ismaaciil.

4:Suldaanka Guud Ee beesha Gabooyaha reer somaliladn:Suldaan Axmed Ismaaciil Cismaan Buuri.

5:Cheif Caaqilka:beesha musedhariye.:Cheif Caaqil. Xaaji Cabdi Cige Huube.

6:Caaqil:Xasan Haybe Caateeye.

7:Aqoonyahan: cabdilaahi Maxamed Jaamac Fantamas.

8:Aqoonyahan,DR.cali siciid cabdi cawaale.

9:afhayeenka beesha reer sheekh muse dhariye ee qurba joogt:Aqoonyahan:Mustafa Ismaaciil Dhinbbil.

10:wakiilka qurba joogta Beelaha Gabooye .Mudane Barkhad Haaji Cabdi Mr Gaboye..


Qore-Wakiilka Qurba Joogta Beelaha Gabooye Ee North America.
Mudane Barkhad Haaji Cabdi.. Mr Gaboye ..

email:abokoriye1@hotmail.com
email:mrg@gabooyenews.com.

Ontario Canada

 

Source:Gabooyenews