WAR-SAXAAFADEED

 

 

 



Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii ay ka baxay MARXUUUMA, KHADRA XASAN KAAHIN oo ahayd Xaaskii La-taliyaha Madaxweynaha mudane Abiib Timacad.

Marxuumada oo ku geeriyooday magaalada Jiggiga ee Wadanka Ethiopia, 25/08/20102, laguna aasay Jigjiga.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ay ka baxaydayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
 

 


ALLAA MAHAD LEH