Warsaxaafadeed

 

Madaxweynaha JSL, isaga oo tixgalinaaya qodobka 90naad ee Dastuurka  jamhuu riyada Somaliland iyo kaalinta wax ku oolka ah ee qaranka iyo Dalkaba ay ugu jirto Wasaarada Arimaha Dibadu, waxa uu u Magacaabay (Mudane C/raxmaan  Cisma an Aaden) in uu no qdo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Arimaha Dibada, isaga oo bedeli doona jagadii uu ka geeriyooday Marxuumkii (Siciid Maxamed Nuur)Ilahay ha u Naxariistee isagu ahaan jiray Wasiirudawlaha Arimaha Dibada.


Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaaya hufnaanta iyo kartida shaqo ee uu  leeyah ay  Mu dane (C/raxmaan Cismaan Aaden),  waxa uu ku Amray laga bilaabo  maan ta in uu sida ugu dhakhsaha badan ula wareego Xilka Cusub ee loo magacaabay.

 



Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge