WarSaxaafadeed
 


Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay G uddi Todoba Xubnood ka kooban oo uu u xilsaaray Xaqiiqo raadinta iyo ka soo talo Bixinta Dhacdadan ugu danbaysay ee Aaga Galbeed ee dalka.

Guddidan oo uu madax ka yahay Wasiirka Gaashaan Dhiga Axmed Xaaji Cali Cadami.

Waxa uu Madaxweynuhu faray in ay sida ugu dhakhsaha badan u gudo galaan hawsha ay u xilsaaran yihin oo ah inay xaqiiqo rasmiya ka keenaan sida ay ku timid kana dhacdadan ugu danbaysay ee aaga Galbeedku,kana soo talo bxiyaan







ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL