WARSAXAAFADEED
Date:27 January 2011
Xukuumadda oo Shaacisay in
Korodhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada uu ka Bilaamayo
Bisha January ee Sannadka 2011
Fadhigii maanta oo ay Bishu Tahay 27/01/2011 ee Golaha Wasiirada oo
Ka Qabsoomay Qas riga Maxadtooyada JSLGudoominaayeyna
Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Ma xamuud (Siilaanyo
Waxa lagu Go’aamiyey in Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo
Cii damada uu ka Bilaamayo Bisha January ee Sannadka 2011 ,
Korodhsiimo iyo Bixinba.
Waxaanu Go’aanka Goluhu Amrayaa in hay’adaha Ku shaqada leh
Go’aankan Fulintiisu ay sidiisa ugu Dhaqmaan.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|