WAR-SAXAAFADEED
Date:January 22,2011
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa
maanta Xafiis kiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu
Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaar ada Raasul Khayma.
Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay
madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u
dhexeeya Somaliland iyo khaliijka.
Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka
ugu tahay Maal-gash iga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga
Wershadaha IWM.
Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay
ku yimaadeen Dalka Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|