WAR-SAXAAFADEED
 


December 31,2010


Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Munaasibadda S annadka Cusub ee Miilaadiga ah oo Beri oo Sabti ah Kowsanaaya ( 01/01/2011 ) ee Miilaadiga) Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Shacbiga soomaaliland Meelkasta oo ay Joogaanba Gudo iyo Debedba.
 


Madaxweynaha waxa uu ILLAAHAY Kabaryayaa in uu Shacbiga Somaliland sanadkan Sanadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash, Baadhaadhe iyo Barwaaqo sidoo kale waxa uu madaxweynuhu ILLAA HAY uga baryey inta Bukta in uu ka Dulqaado Xanuunka haya inta Caafimaad qabtana uu u siya adiyo.



Ugu dambayn waxa uu Madaxweynuhu shacbiga Somaliland ugu Baaqay in ay Nabad-gelyada iy o Qaran-ninada Dalka u soo jeedaan oo ay u illaashadaan sidii ay hore-ba ugu jeedeen .
 


Sannad wanaagsan oo wacan

 

 

Afhayeenka Maxadxtooyada Somaliland,

 Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )