WAR-SAXAAFADEED

 

Ilaa hadda warka aanu ilaa hadda haynaa waxa uu sheegayaa in lagu jiro qorshaynta tira k oob guud (Civil Registration), taasoo sida aanu ognahay wasaarada qorshayntu gacanta ku hayso, haddana komiishanka doorashooyinka qaranka waxaanu u sheegaynaa in aanaan ilaa hadda iyagga ka haynin wax macluumaad ah oo ku saabsan diwaangalinta cod-bixiyayaasha, sidaa daraadeed waxaanu idin leenahay la xidhiidha Wasaarada qorshaynta ee tirakoobka wada, Wasaarada arimaha gudaha iyo xukuumadda.
 


Ugu dambayn, waxa dhawaan labada aqal ee baarlamaanku ansixiyeen xeerka wax ka beda lka diwaangalinta, taas oo ilaa hadda aanan hubin in Madaxwaynuhu saxeexay.
 

 


Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbiga UCID.

Md Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)