Wargelin


 


waxa bulsho weynta reer somaliland ee ku dhaqan dalka Holland lagu wargelinayaa in xaflad ballaadhan oo lagaga hadlayo
xaaladda cakiran dalku galey lagu qabandoono magaalada Den Hag maalinta sabtida ee ay taariikhdu tahay 02/02/2013
hoolka weyn {Hoefkade 602 - 2526 cm Den Hag} sida aad lasocotaan xallay wuxu dalka ingiriisku sheegey in muwaadiniinta
udhashay dalkiisu ay ka baxaan dalka somaliland sidii oo uu dagaal kajiro somaliland taasi waxay inoo muujinaysaa xaalad
abuuris dagaal oo lagu shirqoolayo somliland sidaa darteed waxa inalagudboon sidii looga hortagilahaa shirqoolka lagu wado
somaliland mucaarad iyo muxaafidba waxa xafladan inagala qaybgalaya Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalad iyo Daryeelka Somaliland
Ing Faysal Cali Waraabe oo inooga waramidoona xaalada dalku marayo waxa kala oo xaflaada inagala qaybgalaya Fanaaniinta
1-Mustafe Mohamed Weris {M kiiko}
2-Mukhtar Cabdi Obsiiye {M Oday}
3-Xamse Axmed Mohamud
Muwaadinkasta oo dannaynaya innuu ogaado xaallada cakiran ee dalkeenii galay iyo dagaalka cad ee la innagu soo qaaday
wuu ka soo qaybgelikaraa waxan cidkasta oo cadaw u ah somaliland inaan waxba lanagaga qaadi karin waxkasta oo cadawgu
soo maleego
MAHAD BADAN ILAAHAY BAA LEH
Gud Xisbiga Caddaalad iyo Daryeelka {UCID} ee dalka holland
MR M M Eleye {Suweys}