War
Saxaafadeed
War Saxaafadeed ka soo baxay
Telefishanka Qaranka Somaliland Ayaa masuuliyiinta iyo Maamulka tvga
Qaranku kaga digeen Qorshe khiyaano ah oo dad ku nool Yurub ay ku
sheegeen , in dadka ku dhaqan Qaardaha Yurub Iyo America Ay SLNTV ka
heli doonaan oo ka daawana doonaan qalab ay macmaleen oo ay ku
sheegeen inay ugu soo gudbin doonaan Telefishanka Qaranka Somalilan
Hadaba Masuuliyiinta TVga ayaa dadkaa ku nool qaaradaha Yurub iyo
America wax aanu ugu bushaaraynaynaa in ay si toos ah oo
xalaal ah ay uga daawan doonaan Te lefishanka Qaranka Somaliland
Sida looga daawado Wadamada kale ee Asia iyo Af rica
Hawashaana lagu gudo jiro sida ugu dhaqkhsaha badana ay uga bogan
doonaan Dhamaan Barnaamijyada iyo Wararka Tvga Qaranka
hasaye yeeshe aanay jirin wax qalab iyo Receiver ah oo maamuul ahaan
ugu tala ga leen in lagu daawado qaarada yurub. dadka
qorshahan wada ay yihiin dad been ab uurnim ah
Isla markaana anay dadka ku nool qaarad yurub hantooda iska gelin oo
ay sugaan inta SLNTV si Caalami ah u soo gaadhayo ugudanbayntii
maamulka TVgu dadka arin taasi wada ay u sheegeen inay ay
iyagu masuul ka yihiin waxa ay wadaan dhibaatad aay keento dadkana
ay ka daayaan waxyaalaha macmalka ah oo aanay lu’goyn Tele
fishan ahaana ay daba geli doonaan cida khayaamadaasi samaynaysa oo
ay sharci ga la tiigsan doonaan maadama uu Telefishanka Qarnku
ahayn mid si gaar ah loo lee yahay ee uu yahay TV Qaran,
Wabilaahi AL-tawfiiq
Agaasimaha Guud ee SLNTV
Maxamed Muuse Diiriye
|