Wajaale magaalo ay dageyihiin 35000 ku qoys oo bilaa cisbitaal ah

magaalada togwajaale oo xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia
isla markaan ay ku kulmaan dadyow kala duwan
iyo ganacsato kakala yimaad dalalka bariga africa sida ethiopia
jabuuti somalia iyo koon furta suudan si ay wax uga iibsadaan
sida lawada ogyahay magaalada tog wajaale dadka kunool waxa lagu
qiyaasa 35000 kun oo qof oo isugu jira dad ganacsi u yimaad iyo dad
degenba magaalada togwajaale oon lahayn hospital islamarkaana aan
helin adeegyadii caafimaad ee saldhiga u ahaa nolosha binu aadamka
waxay magaaladu leedahay 1 hal M C H ookaliya oo waxa kale oojira
inay dumeen suuliyadii xanaanada oo aan daboolikarin baahida
caafimaad eekajirta wajaale xananada oo la dhisay 1994kii
taasi oo aan dabadeed 2 qol lagudaray balse waxdande aan lagukordhin
magalada oo fara baas ku hayaan cudurada dilaaga ah
cudurka jadeecada oo kadilaacay degaanada kuxeeran magaalada waxa
kale oojirta in maalin walba ay ku ummulaan magaalada dumar gaadhaya
ilaa boqoldumara 100 oo guryahooda kudhala taasna sabab utahay
hospital la,aan waxakale oojira marka dumarka fooshu qabato in
qofkii awooda uu geeyo cisbitaalada sida hargaysa gabiley jigjiga
balse qofki danyara ah ee aan aboodin uu ku dhiig boxo waxa jira
baahiyaha caafimaad ee magaalada ka jira inaanay habayaraatee aanay
wasaarada caafimaadku waxba kaqaban baahiyaha caafimaad eemagaalada
kajira tog wajaale mudane wasiir adiga ooxilka hayey muddo 2.5 laba
sana iyo badh habayaraatee aanad waxba kaqaban
hawshii caafimaad ee qaranku kuu igmaday inaad dalka oo dhan wada
gaadhsiiso balse meelo gaara uun aad gaadhsiisay anaka oo marwalba
warbaahinta ka daawana meelo aad xadhiga kajarayso iyo cusbtaalo aad
gudoonsiinayso amblaasyo iyo qalabyo cafimaad oo kala duwan
wasiir anagu hadaanahay degmada tog wajaale miyaanaan ka mid ahayn
meelahaad xukunto miyaanaan se xaq ulahayn inaanu umadayada
u helno wixii ay xaq u lahaayeen adeegyada kaladuwan eecaafimaad ee
wasaaradaadu bixiso waxan mar walba aragnaa dhakhaatiir ajinabiya oo
ka hawl gala dalka balse anaga aan marna nasoo gaadhin sababtana
waxaan ku eedaynaynaa wasiirka wasaarada caafimaadka Dr xuseen
maxu,d xoog oo aan shaqadiisa sidii logu talagay aan ugudan
islamarkaana dha ka raran hadaba waxan madaxwaynaha jamhuuriyada
somaliland ku war galinaynaa inuu la iloobay dadkii raar wajaale ee
sida hagar laanta kuu doortay xaqoodiina loo leexiyey deegaana kale
mudane madax wayne wadanka adiga ayaa xukuma dadku way ku doorteen
adna jawaab ayay kaasugayaan allaah mahadle
Maxamed cabdilaahi Maxamed Qombor Tog wajaale



|