Waftigii u Hogaminay Madaxwayanah Somaliland oo
Ingiriiska ka dhoofay

 

 

London(TNN)-Waftigii uu hogaminay Madax Wayanah Somaliland Ahmed maxamed maxamud (Siran ayo),  ayaa Cawa ka dhofaya Madarka Calamiga Ah Ee Heathrow. Waftiga aya Ku sii jeeda dalkii iyago in  muda ku sugnaa Dalkan Ingiriska.


Waftiga aya ku sii hakan Dona dalka itoobiya, siida uu sheegay Wasirka Arimaha Dabada Somaliland DR.Maxamed Cabdilahi Cumar ,Kadiban waxay uga sii gudbi donan Dalka Somaliland .Wasirka ayaa sheegay inay si wanagsan ugu dhamadaen hawali shaqo ee ay u joogen Dalkan Ingiriska .

Wafatigan Madaxawaynu hogaminaya aya waxa garonka Heathrow, ku sii sabootiya boqal ka mida Jaliyada Somaliland ee ku sugan wadanka Ingiriska iyago Calanka Somaliland luulaya, ayaan lagu ar kayay Baraxad Garoonka Iyo albka laga galo Madarka. Halkaso Madaxawaynuhuna ku sii Salaamay dadaka reer Somaliland ee ku sii sabootiya Madarka Heathrow

Waftiga Madaxawaynu Hogaminayo ayaa waxa Ka mida Marwada Madaxayahan, Amina Waris,  iyo Wasirka Arimaha Dabadda  DR.Maxamed Cabilahi Cumar ,Wasirka Qorshaynta Qaranka, DR.Sacad Ca li Shire, Wasir Ku Xigenka waxbarshada Prof.Cali Xamud Jibariil iyo Chief Of Cabiner ,Xirsi Cali Xaji Xa san

Waftigan aya inti ay ku suganayen dalka Ingiriska, la kulamay Dawlada Ingiriska iyo Kanbaniyo Waa wayn oo dagan dalka Ingiriska. Kabaniyada oo u sheegay Wasirka Arima Dabaduinay Kalo hadalen siidi Dalka Somaliland u  maalgashan lahayen. Waxa kalo Waftigu la kulmeen Jaliyada Somaliland ee degan Wadanka Ingiriska iyo Wakilada Xisbiyada Muucaridka ah ee Somaliland

Source: Togaherer