Wafti Uu Hogaminayo
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Kulan La qaatay qaar ka mid ah
Ardeyda Reer Somaliland ee Malaysia
Kuala Lumpur (TNN)-Wafti uu
Hogaaminayo Madaxweyne xigeenka Somaliland Mudane Ahmed Yusuf Yasin
oo uu ku wehelinayay Wasiirka Wasaarada Dib udajinta Md.
Maxamed Yusuf Cismaan ayaa la kulmey qaar kamid ah ardeyda
Somaliland ee Wax kabarata Malaysia, kadib safar toban casho qaatey
oo ay ku yimaadeen Wadanka Malaysia. Ujeedada safarka waftiga
Madaxweyne Xig eenka ayaa isugu jirey arimo Caafimaad iyo kuwo
shaqo.
Kulankan Dhexmaray qaar kamid ah ardeyda Somaliland ee Malaysia iyo
Wafti ga uu hogaaminayay M/ixgeenka Somaliland oo kadhacey huteel uu
leeyahay muwadin reer Somaliland oo kuyaal Caasimada Malaysia ee
Kuala Lumpur, ay uu madaxweyne xigeenku kaga hadlay arimo door ah oo
ay kamid ahaayeen, heerarkii kala duwanaa ee ay Soo martey
Somaliland 160 ilaa maanta, Wax qabadka Xukuumada ee dhinacyada
Fidinta maamulka, Waxbarashada, Caafim aadka,Sahaminta
Petrolka, diwaangalinta, argagixisada, doorashoyinka, iyo arinta
ceel-bardaale ee hada taagan,
Wafti uu Hogaaminayo Madaxweyne xigeenka Somaliland Mudane Ahmed
Yu suf Yasin oo uu kuwehelinayay Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Md.
Maxamed Yusuf Cismaan ayaa lakulmey qaar kamid ah ardeyda Somaliland
ee Wax ka barata Malaysia, kadib safar toban casho qaatey oo
ay ku yimaadeen Wadan ka Malaysia. Ujeedada safarka waftiga
Madaxweyne Xigeenka ayaa isugu jirey arimo Caafimaad iyo kuwo shaqo.
Kulankan Dhexmaray qaar kamid ah ardeyda Somaliland ee Malaysia iyo
Wafti ga uu hogaaminayay M/ixgeenka Somaliland oo kadhacey huteel uu
leeyahay muwadin reer Somaliland oo kuyaal Caasimada Malaysia ee
Kuala Lumpur, ay uu madaxweyne xigeenku kaga hadlay arimo door ah oo
ay kamid ahaayeen, heerarkii kala duwanaa ee ay Soo martey
Somaliland 160 ilaa maanta, Wax qa badka Xukuumada ee
dhinacyada Fidinta maamulka, Waxbarashada, Caafimaa dka,Sahaminta
Petrolka, diwaangalinta, argagixisada, doorashoyinka, iyo arin
ta ceel-bardaale ee hada taagan,
Afhayeenka Waftiga, ahna Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Mudane
Maxamed Yusuf Cisman oo ugu horeyntii hadalka qaatey ayaa
aqoonyahanka da'da yar ee guud ahaanba wax kabarta wadamada dibada
ugu baaqay inay dalkooda d ib ugu noqdaan, si ay aqoontii ay
soo barteen uga faa'iideeyaan, waxaana ha daladiisi kamid ahaa
" Waxa lagaadhay wakhtigiinii, waa in aqoonyahankiinan nasiibka
uheley aqoontii casriga ahaa aad dalkii kusoo laabataan, ardey tiro
badan ayaad halkan ku joogtaan xukuumaduna xoogiinan way
dhiriigalinaysaa sidii aad dalkiina ugu shaqayn lahaydeen".
Wasiirku waxa uu sheegay in uu kamid yahay laftiisu dhalinyarta
dalka kusoo laabatey sanadkii 2006kii si ay dalkooda wax uga
badalaan, waxaanu aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedaahay aqoonta
casriga ah oo looga faa'iideeyo dalka. " Idinku kafikira sidii aad
fursado u abuuri lahaydeen, shaqo la,aantan iyo tahriibta
dhalinyaradaba gacan uga gaysan lahaydeen, anaguna wixii far
samo, iyo gacan ah diyaarbaan idinla nahay" ayuu yihdi wasiirku mar
uu ka ha dlayay dhibaatooyinka ay abuurtey shaqo
la'aantu.
M/xigeenka Somaliland Mudane Ahmed Yusuf Yasin oo hadal dheer
madasha kajeediyay, ayaa ku dheeraday taariikho hore iyo halka
maanta lamarayo, w axaana hadaladiisii kamid ahaa "Wadan walba
dadkiisa ayaa dhistey, nin walb ana Somaliland waxbuu kusoo
darey, maanta meel fiican ayaynu maraynaa, inkasta oo aynaan
dheerayneyn, hadana hore ayaan usoconaa, waxa loo baahan yahay in
wada jir looshaqeeyo gudo iyo dibadba, idinkuna (Ardeyda Malaysia),
wadanku wuu idin sugayaaye, aqoontiina kulasoo noqda dalka oo nalaga
wareega wadanka intii ayaa lasugayaaye, anaga nooga duceeya kursi
jaceyl waa masiibee, wadanka ugu duceeya madax kheyr leh".
Wafti uu Hogaaminayo Madaxweyne xigeenka Somaliland Mudane Ahmed
Yu suf Yasin oo uu kuwehelinayay Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Md.
Maxamed Yusuf Cismaan ayaa lakulmey qaar kamid ah ardeyda Somaliland
ee Wax ka barata Malaysia, kadib safar toban casho qaatey oo
ay ku yimaadeen Wad anka Malaysia. Ujeedada safarka waftiga
Madaxweyne Xigeenka ayaa isugu jirey arimo Caafimaad iyo kuwo shaqo.
Kulankan Dhexmaray qaar kamid ah ardeyda Somaliland ee Malaysia iyo
Waf tiga uu hogaaminayay M/ixgeenka Somaliland oo kadhacey huteel uu
leeyahay muwadin reer Somaliland oo kuyaal Caasimada Malaysia ee
Kuala Lumpur, ay uu madaxweyne xigeenku kaga hadlay arimo door ah oo
ay kamid ahaayeen, heerarkii kala duwanaa ee ay Soo martey
Somaliland 160 ilaa maanta, Waxq abadka Xukuumada ee
dhinacyada Fidinta maamulka, Waxbarashada, Caafim
aadka,Sahaminta Petrolka, diwaangalinta, argagixisada, doorashoyinka,
iyo arinta ceel-bardaale ee hada taagan,
Afhayeenka Waftiga, ahna Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Mudane
Maxamed Yusuf Cisman oo ugu horeyntii hadalka qaatey ayaa
aqoonyahanka da'da yar ee guud ahaanba wax kabarta wadamada dibada
ugu baaqay inay dalkooda dib ugu noqdaan, si ay aqoontii ay soo
barteen uga faa'iideeyaan, waxaana hadaladiisi kamid ahaa " Waxa
lagaadhay wakhtigiinii, waa in aqoonyahankiin an nasiibka
uheley aqoontii casriga ahaa aad dalkii kusoo laabataan, ardey tiro
badan ayaad halkan ku joogtaan xukuumaduna xoogiinan way
dhiriigalinaysaa sidii aad dalkiina ugu shaqayn lahaydeen".
Wasiirku waxa uu sheegay in uu kamid yahay laftiisu dhalinyarta
dalka kusoo laabatey sanadkii 2006kii si ay dalkooda wax uga
badalaan, waxaanu aad ugu dheeraaday muhiimada ay leedaahay aqoonta
casriga ah oo looga faa'iideeyo dalka. " Idinku kafikira sidii aad
fursado u abuuri lahaydeen, shaqo la,aantan iyo tahriibta
dhalinyaradaba gacan uga gaysan lahaydeen, anaguna wixii farsamo,
iyo gacan ah diyaarbaan idinla nahay" ayuu yihdi wasiirku mar uu
kahadlayay dhibaatooyinka ay abuurtey shaqo la'aantu.
M/xigeenka Somaliland Mudane Ahmed Yusuf Yasin oo hadal dheer
madasha kajeediyay, ayaa ku dheeraday taariikho hore iyo halka
maanta lamarayo, wa xaana hadaladiisii kamid ahaa "Wadan walba
dadkiisa ayaa dhistey, nin walba na Somaliland waxbuu kusoo
darey, maanta meel fiican ayaynu maraynaa, ink asta oo aynaan
dheerayneyn, hadana hore ayaan usoconaa, waxa loo baahan yahay in
wada jir looshaqeeyo gudo iyo dibadba, idinkuna (Ardeyda Malaysia),
wadanku wuu idin sugayaaye, aqoontiina kulasoo noqda dalka oo nalaga
war eega wadanka intii ayaa la sugayaaye, anaga nooga duceeya kursi
jaceyl waa masiibee, wadanka ugu duceeya madax kheyr leh".
Madaxweyne Xigeenku waxa uu aad u amaaney Golaha guurtida Somaliland
oo uu kutilmaamey lafdhabarta (spinal cord) isku haysa Somaliland.
Waxa kale oo uu difaacey talaabadii xukuumadu wadanka kaga saartey
NGO gii diwangalinta ee Interpeace, sidoo kale waxa uu cadeeyay in
sahamin dhinaca Petrolka ah oo ay dhawaan sameeyeen lagu ogaadey in
petrol badani kujiro Somaliland. Is aga M/xigeenku kahadley dhibta
kahaysata heshiisyada caalamiga ah oo ay adag tahay in wadan aan
la'aqoonsani ay shirkado ajaanib ahi maalgashi kus ameeyaan.
M/xigeenku waxa uu bogaadey maalqabeenka Sucuudiga ah ee Aljaabiri
oo m a al gashaday Maxjarka Berbera, waxaana isagoo
arintaas kahadlaya uu yidhi " Idinku wadan aan la aqoonsan oo
siyaasiyiintiisii leeyihiin barri ayaanu is dilaynaa ma kubixin
lahaydeen 2 million oo dolar, runtii waa arin adag, ninkaa sna
aadbaan ugu mahad naqaynaa"
M/xigeenku waxa uu carabka kudhuftey mushkilada tahriibta oo uu
kutilma amay aafo loo baahan yahay in laga wada hawl galo. Sidoo
kale waxa uu soo qaatey biyo yaraanta Hargeysa oo uu sheegay in shan
ceel oo laga qodey Xumbaweyn oo hada wax yari kadhiman yihiin ay wax
katari doonto biyo yaraanta Hargeysa. Isaga oo sheegay in
balaadhinta Biyaha Hargeysa ay ku kacayaan lacag adag
Gabo gabadii M/xigeenku waxa uu ladardaarmey ardeyda Somaliland ee
wax kabarata Malaysia iyo fariin uu guud ahaanba udirey da'yarta
Somaliland, isa ga oo ugu baaqay inay dalkooda kusoo laabtaan, ugana
faa'iideeyaan aqoonta ay soo barteen, iyada oo ardeydii kulanka
kasoo qayb gashay ay su'aalo door ah kaweydiiyeen m/xigeenka xaalada
wadanka.
Waxa iyaguna goobta kahadley Gud. Ardeyda Somaliland ee Malaysia
Mubarik M. Hure iyo qaar kamid ah ardeyda Somaliland ee Wax kabarta
Malaysia oo soo bandhigey baahida ay uqabaan basboorkii Somaliland
oo ay kaga maarma an dhibaatooyinka Basborkii hore ee Somalia
oo aan maanta aduunka intiisa badan laga qaadan. Waftiga M/ixgeenka
ayaa caawa kadhoofey Malaysia, iyaga oo usii jeeda wadankii.
Source: Somalilandedu.com
|