Wafti baladhan oo uu hogaaminayo, kuxigeenka baarlam anka JSL, Mudane, Baashe Maxamed Faarax ayaa mardhaweyd ka soo dagay xarunta midawga yarub.

 

 


Wefigu waxay ka qayb galayaan shir caalamiya oo bari ka dhacaya caasimada midawga yur ub iyo .......


Brussels (TNN):-Maanta oo ay bishu tahay 16 may 2013 waxaa magaalada Brussels ee wada nka Belgium, ka soo dagay wafti baladhan oo uu hogaaminayo, kuxigeenka baarlamanka Somaliland, Mudane, Baashe Maxamed Faarax.


Waxa ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta, Mudane, Sacad cali Shire, Wasiirka Kaluumaysi ga Mudane, Cabdilahi Cisman Geel-jire iyo Marwo Adna Aaden Ismaciil. Waxana halkaa ku s oo dhaweeyey Wakiilka Somaliland u fadhiya Beljim Maxamuud Cabdi Dacar iyo xubno ka mid ah ururka The Diaspora ee jaliyada Somaliland ee Beljim.



M.Sayid
Brussels