Waddanka Shiinaha Oo Saldhig Ciidan Ka Dhisanaya Jabuuti

Jabuuti (TNN) : -Dawladda Shiinaha ayaa saldhigii ugu horeeyey ee ay
dibada ku yeesha an ka dhisanaya dalka Jamhuuriyada Jabuuti .Afhayeenka
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Hong Lei, ayaa sheegay in
saldhigani uu shiinaha ka caawin doono dhinaca sa hayda, gaar ahaan
shidaal qaadashada maraakiibta iyo dayuuradaha milatary ee shiina ha,
iyadoo ay yeelan doonaan meelo ciidamada Shiinahu ku nastaan oo ay
isku abaabula an marka ay howl gallo ka fulinayaan Afrika.
Shiinaha ayaa mashaariic kala duwan hore uga fuliyay waddanka
Jabuuti.Jabuuti ayaa wa xa saldhigyo ciidan ku leh waddamo ay ka mid yihiin
Faransiiska iyo Maraykanka.
SOURCE: HCTV ONLINE
|