WAR-SAXAAFADEED

 



Wadahadaladii ka dhaxeeyay ururka xaqsoor iyo xukuumada Somaliland qaybtiisii hore waxay ku dhamaatay afar qodob oo guud oo ay isku raaceen gudigii laba geesoodka ah aa. Gudigaasi mudo sadex bilood ah ayuu muujiyey dadaal badan waanay ku mahadsan yihiin.

Waxa markaas hadhsan in qaybta labaad ee wadahadalada loogu talo galo in tafaasiish ii loo galo. Marka marxaladaas labaad la gabgabeeyo ayaa dadka loo sheegi karaa tafaa siisha qodobada lagu heshiiyo. Imika waa la heshiiyeyna waa la yidhi dadkiina looma she egin waxa lagu heshiiyey waxa uu yahay.

Sababta oo ah waxa aan la gaadhin oon imika la ahayn tafaasiishii qodobada ay tahay in lagu heshiiyey. Arintani waxay dhalisay su’a alo ka badan inta ay ka jawaabtay.

 Waxa aan xasuusinayaa taageerayaasha xaqsoor iyo shicibka Somaliland in Xaqsoor a an cidina uga lexojeclo badnayn wanaaga dalka So maliland iyo midnimada dadweynaha reer Somaliland. Xaqsoor si daacad ah ayuu u gal ay wadahaladan,waxaanu diyaar u ya hay inuu ku dhamaystiro si cadaalad ah oo xaqs ooraysan ooy ku jirto danta iyo wanaa ga wadankeenan qaaliga ah ee Somaliland. Waa hadii laga helo dhinaca kale ee xukuum ada maanta xilka iyo amaanadu saaran tahay.



Wabilaahi Tawfiiq



Gudoomiyaha xaqsoor

Xasan Ciise Jaamac